Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Morsi oo lagu xukumay 25 sano oo xadhig ah .

Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa maxkamad waxay ku ridday shalay galinkii dambe xukun ah 25 sano oo xarig ah.Xukun kaa la mid ah (25 sano oo xarig ah) ayaa iyana lagu riday kaaliyeyaashiisii. Xukunkaa ayaa eed ballaaran ay ka timid. Maxkamad dalkaa kutaal ayaa xukunkeeda kama dambeysta ah ku ridday 11 qof oo madaxweynahaa dawladiisii la af gambiyay uu ka mid ahaa shalay galinkii dambe. Dadkaa la xukumay ayaa waxaa ka mid ahaa wariyeyaal ka tirsan Al-Jazeera kuwaasoo lagu soo oogay dacwad ah inay sirta dalkaa Masar u gudbiyeen Qatar. Wariyeyaasha Al-Jazeera waxaa la xukumay ayagoo maqan. Lix ka mid ah dadkaa ayaa shalay lagu xukumay dil. Xukunkaa hore kadib ayaa maxkamadaas oo kutaal Qaahira, waa caasimada Masare ay tahay inay raadiso tala bixinta muftiga ugu sareeya Masar, Mufti Shawqi Allam si uu u gabagabeeyo xukunadaa. Xukunka 25ka sano ah ee xarigga ah ayaa waxaa la dhihi karaa wuxuu u dhigmaa xabsi daaim dalkaa Masar marka loo eego maadaama dalkaasi Masar xabsi daaimku u dhigmo ugu yaraan 25 sano oo xabsi ah! Madaxweyne Morsi ayaa dawladiisii la af gambiyay kadib markii uu un talada dalkaa haayay 1 sano oo qura asagoo dacwado badan lagu soo oogay. Dalka Masar iminka waxaa ka talisa dawlad militari ah. Morsi wuxuu talada dalkaa qabtay 1kaa sano kadib markii kacdoonkii dalalka Carabta ka dhacay lagu tuuray madaxweynihii muddada dheer dalkaa u talinaayay ee Maxamed Xusni Mubaarak. Si kastaba ha ahaatee, hasoo wareegatee ugu dambeyn xukunkii dawladnimo wuxuu dib ugu noqday militariga dalkaa!.

Hargeysa Online

  

 

· abdi on June 19 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>