Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka Arimaha Gudaha oo la kulmay Madax dhaqameedka Somaliland.

Burco (Hargeysa Online)Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde oo maalintii Shalay Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa caawa guriga martida ee magaalada Burco kulan Afur iyo Casho Sharafa kula yeesha Madax dhaqameedka wax garadka iyo cuqaasha kala Duwan ee Somaliland.


Waftidan uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Waxaa Ku Wehelinayey Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiirka Wasaarada Cadaalada Axmed Faarax Cadare, Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Cadaani, Wasiiru Dawlaha Wasaarada Duulista Iyo Hawada Axmed Nuur Faahiye, La Taliyaha Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed Xasan Cigaal , Iyo Badhasaabka Gobolka Togdheer .

Kulankan ay wada qaateen waftida iyo madax dhaqameedku oo qaatay saacado kooban isla markaana aan warbaahintu dibad jog ka ahayd ayaa lagaga wada hadlaayey xasuuqii Tuulada Jaamac Dubad iyo xaalada hawdka kilalka shanaad .

img_2750.jpg

img_2743.jpg

 

img_2767.jpg



Waxaana goobtaasi warbixin ka jeediyey Odayaashii goob jooga u ahaa dhacdadaasi Jaamac Dubada oo ka hadlay sida dhacdadaasi aan cidna loo aabo yeelin ay u dhacday.

Dhinaca kale waxaa iyaguna dhankooda halkaasi ka hadlay madaxdhaqameedka kala duwan ee halkaasi is kugu yimi oo dhamaantoodba ku dheeraaday sidii xal waara looga gaadhi lahaa xaalada soo noqnoqonaysa ee deegaankaasi iyadoo isku raacay inaanay marnaba colaadi ka dhaxayn Dawlada Ethiopia laakiin ay dhibaatadu tahay Liyuu Bolis oo ah Dad Beela.

Wasiirada xukuumada oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday sidii la iskaga kaashan lahaa isla markaana go’aan mida looga gaadhi lahaa shicib iyo xukuumadba aadna uugu mahadnaqay madaxdhaqameedka nabada salka u dhigay ee ilaa hada aan wax jawaaba qaadin.
Ugu danbayntii wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo halkaasi soo gunaanaday ayaa ku dheeraaday xidhiidhka labada dal iyo inay nabad muhiim tahay waxaana uu sheegay inay dawlada federaalka arrinkani ka wada hadleen una balansanyihiin inay iskaga yimaadaan taasi oo federaalka Ethiopia ay sheegeen inay arintaasi baadhayaan.
Shirkan oo si wayeelnimo iyo guurtimo ah la iskula hadlay la iskuna waafaqay ayaa waxa la iskula qaatay in gudiyo ka tirsan cuqaasha bari kulan danbe la iskugu yimaado isla markaana laga soo saaro xog mug leh.

 

Hargeysa Online

  

· ifraax on June 25 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired