Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiir Cali Waran-Cade oo kulan la Qaatay Cuqaasha Gobolka Togdheer.

Wafdi Wasiirro ah oo ka tirsan Somaliland, ayaa kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay cuqaasha iyo madaxdhaqameedka gobolka Togdheer gaar ahaan magaalada Burco, iyagoo ka wada-hadlayay sidii amniga loo adkayn lahaa. Waftigan Xukuumadda Somaliland ka tirsan ayaa odayaasha oo ay isku hayb yihiin dadkii lagu laayey Deegaanka Gaashaamo ee Dalka Itoobiya u soo jeediyey in la is-dajiyo, isla markaaana Arrimahooda lagu dhamaysto nabadgalyo iyo wada hadal. Kulankaas markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay wasiirka Arrimaha Gudaha, wasiirka Warfaafinta iyo Badhasaabka gobolka Togdheer, kuwaas oo wariyeyaashu su’aallo waydiiyeen. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-Cadde oo la waydiiyey xukuumad ahaan waxay ka qabteen dhibaataddii Liyuu Booliska Kililka shanaad ka geysteen Gaashaamo iyo xadhiga loo geystay wariyaha HCTV, waxaanu yidhi"Waxa la yidhi Fidmaddu way horudaaaye ilaahay ha nacdaalo ciddii toosisa, anagu mana odhan dadyahow waxba ha sheeganina, waxa aanu u sheegnay nabada ka dhexaysa Somaliland iyo Itoobiya oo tacab badan, dhaqaale badan iyo hawlo badan la galiyey oo qiimo badan inagu joogta la ilaaliyo. In nabada xumo way imaneysaaye adduunyadu inta ay jirto shalay-na way dhacday doraadna way dhacday berrina way dhacaysa, laakiinse in caqli lagu xaliyo oo aan cunfii iyo dhibaato intii ka daran ka hor lagu xalin ee gardhigasho iyo wada hadal sookeyenimo lagu xaliyo ayey nala qaateen iyaguna inoola yimadeen, waayo dadkani meel kala tegaya maaha waa dad meesha ku wada nool wada degan nina degaankiisa kama guurayo. In meesha nabad ku wada noolaadaan oo wixii dhacayna la iska dow mariyo ayaanu kula talinay, arrinta weriyaha anigu ku odhan kari maayo been baad sheegtay, laakinse waanu kala hadalnay oo waanu kala xidhiidhnay anaguna waxanu nahay dowlado. Dowladuhuna si gaar ah ayey u wada hadlaan, ama khaladka anagu aanu yeelano ama iyagu ay yeeshaan waxa ay ku dhamaaneysa sida uga dhakhsaha badan." Dhinaca kale, Xubnihii wafdiga ayaa waxay gargaar u fidiyeen dadkii ka soo qaxay deegaanadii dadka lagu laayey ee gaashaamo, kuwaas oo raashin u qaybiyeen, waxaanay dadkan soo qaxay ku nool yihiin degmooyin hoos yimaadda gobolka Togdheer. Ugu dambeyntii, Intaas kaddibna weftigu waxay u anbo baxeen gobolka Sool oo dagaalo beeloodyo ka soo cusboonaadeen. -

Hargeysa Online

  

 

· abdi on June 26 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>