Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Xasan oo 01-da Luulyo Awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon.

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka awgeed ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh oo ubax dhigga kaddib khudbad u jeediyay kumanaan qof oo goobta isugu yimid, ayaa mar kale shacabka ugu hambalyeeyay xusk Qaran ee Qiimaha leh, isagoo xusay lagama Maarmaannimada Midnimada iyo in laga faa’iideysto mirihii xorriyadda. Sidoo kale, Madaxweynuhu wuxuu xusay in Soomaaliya ay ku jirto marxalad dib u dhis, dhinacyada siyaasadda, amniga , dhaqaalaha iyo adeegyada kale ee muhiimka, si loo dhiso Somalia cusub oo ka xorrowda khaladaadkii hore u aafeeyay dowladnimada. Madaxweynaha ayaa sidooo kale soo hadal qaadey warar beryahan qalabka warbaahinta la isla dhex marayey oo ku saabsan barnaamijka siyaasadda dowladda ee ku aaddan jinsiga ee dhowaan ay xukuumadda meel marisay. “Beryahaan waxaa jirey warar sheegaya in Culummada ay ka xumaadeen qodobbo ay sheegeen inay ku jiraan Barnaamijka Siyaasadda Jinsiga ama Gender-ka ee Dowladda. Dalkeenna waa dal Muslim ah 100%, sunni ah, hal madhab oo Shaafici ahna haysta. Marnaba suuragal ma ahan in dowladda iyo qof kaleba ay isku dayaan inay waddankan ka dhaqan geliyaan wax ka hor imaanayaa diinta Islaamka. Hadddii ay wax jiraan waxaa wanaagsan in marka hore la hubsado si xaqiiqda loo ogaado intaan warbaahinta la gelin warar aan la hubin,’’ ayuu yiri Madaxweynaha. Isagoo sii hadlaya ayuu intaas ku daray in wax lagu farxo ay tahay in golaha Wasiirrada iyo Golaha Culummada Soomaaliyeed ay shalay Kulmeen, iskuna raaceen in la saaro Guddi soo hubiya Dukumiintiga Dowladda ee Siyaasadda Jinsiga, kadibna shacabka loo soo bandhigo natiijada ka soo baxda. Mar uu ka hadlay Doorashooyinka lagu wado inay dalka ka dhacaan daba-yaaqada sannadkan 2016-ka, ayuu madaxweynuhu wuxuu si gaar ah baaq ugu diray odayaasha-dhaqanka iyo Haweenka Soomaaliyeed. “Haweenka waxay door weyn ka Qaateen Xornimada iyo Midnimada Dalka, xilligii colaaddana waxay ahaayeen danjireyaashii nabadda raadinayey, isla markaana qoysaska quudinayay. Sidaa awgeed odayada dhaqanka, Waxaan ugu baaqayaa inay garowsadaan muhimada & doorka haweenka ee dhinaca Siyaasadda lana xaqiijiyo inay goleyaasha qaranka ka helaan qoondada 30% ee loo go’aamiyay. Haweenka Soomaaliyeed waxaan iyaguna ugu baaqayaa inay midoobaan, siiba dhinaca siyaasadda, anigoo ku kalsoon inay kaalin weyn ka cayaari karaan dhismaha Soomaaliyada cusub’’

Hargeysa Online

  

 

· abdi on July 01 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>