Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweynaha Puntland oo Kala diray Golihii Deegaanka Gaalkacyo.

Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Wareegto ku kala diray Golahii Deegaanka ee degmada Gaalkacyo, Wxaaana loo magacaabay Gaalkcayo Duq Magacabo oo KMG ah.


Afhayeenka Puntland, Qur'aan-jecel - ayaa sheegay in Madaxweyne C/weli Gaas uu qaatay go'aankan markii uu arkay Dastuurka Puntland inuu u ogol-yahy in uu kal diri karo Golaha Deegaanka Gaalkacyo, si is-beddel loogu sameeyo Maamulka degmada.

Afhayeenka, ayaa intaas ku daray in Xeerkan Madaxweye uu dhaqan-galayo wixii Maanta ka dambeeya, Waxaana Talo-soo-jeedinta kala dirsita Golaha Deegaanka Gaalkacyo lagu sheegay mid ka timid Golaha dib u eegista iyo Qaymeenta Maamulka Gobalka Mudug.

Sidoo kale, Wareegtada ayaa lagu xusay in dhawaan Madaxweynuhu uu soo magacaabayo guddiga dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo kuwaasoo toddoba casho la doonayo inay kusoo dhisaan gole deegaan oo isbedel ku sameeyay Magaalada Gaalkacyo.

Golaha deegaanka C/weli Gaas uu maanta kala diray ayaa dhisay billowgii sannadkii 2014-kii, Waxayna u badnaayeen Dhallinyaro, iyadoo la ogeyn Sababta Rasmiga ah ee loo kala diray.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Puntland Gaas, ayaa Xilalakii ka Qaaday Guddoomiye ku xigeennadii Gobalka Mudug iyo Taliyaha Booliska iyo ku xigeenkiisii. Wuxuuna C/weli Gaas labada Guddoomiye ku xigeen ee Gobolka Mudug u kala Magacaabay; Maxamed Ciise Warsame iyo Maxamuud Jaamac Xirsi, kuwaas oo ah kuwo ku Cusub Siyaasadda Gobolka Mudug.

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug ayaa loo Magacaabay C/waaxid C/lle Warsame, iyadoo Taliye ku xigeen loo magacaabay, Col. Cabdiqaadir Cumar Axmed oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee Soomaaliya.

Ugu dambeyntii, Kala dirista Golaha Deegaanka Gaalkacyo iyo Xil-ka-qaadista Maamulka Gobalka iyo Taliyaasha Booliiska ee ayaa waxay imaanayaan xilli Xukuumadda Gaas lagu eedeynayo in ay ku Fashilantay Ammaanka Gobolka Mudug.

Hargeysa Online

  

 

· xaaji on July 05 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>