Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Nin Soomaali ah oo Si Cunsurinimo ah Shaqo Loogu Diiday Wadanka Canada.

Jaamac Xaaji Yuusuf, waa nin Soomaaliyeed oo ku dhashay kuna barbaaray aadna wax ugu bartay gudaha dalka Canada ee Waqooyiga Amerika. Markii uu waxbarashada dhammeeyay ayaa ninkaasi aqoonyahanka ah wuxuu shaqo ka codsaday mid ka mid ah shirkadaha waaweyn ee dalkaasi Canada. Si kastaba ha ahaatee, muddo markii uu shaqadii sugaayay in loogu yeero ayaa si cad loogu shegay in shaqada loo diiday walow uu u qalmo oo aqoonteeda leeyahay maadaama uu yahay nin Soomaali ah, maadaama waa sida ay xubnaha maamulka shirkadu u sheegeene dhaqanka Soomaalida uu ku keeno Soomaalida inay kusoo shaac baxaan 'dad aanan loo talin karin shaqana in la siiyo aan ku habbooneyn'. Sidaa daraadeed arinkii ayaa fajac iyo wax laga xumaado ku noqday Mr. Jaamac iyo dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Canada gaar ahaan caasimada Toronto maadaama hadalkaasi uusan sax ahayn balse Soomaalida loona talin karo dad hawl kar ahna ay yihiin. Jaamac wuxuu wax ku bartay Jaamacada Waterloo. Waa aqoon yahan waana nin u hoggaansan sharuucda dalkaa Canada oo muwaadin dhab ah weeye sida laga shaaciyay warbaahinta gaar ahaan talefishinka Canada ee CBC. Sanad kadib, Mr. Jaamac wuxuu maxkamad geeyay dacwad xaquuqul insaankiisa in lagu xad gudbay ah. “Ma aqaano si aan uga jawaabo emailkaas,” Jaamac sidaa ayuu u sheegay talefishinka CBC-waa email shirkadu shaqada ugu diiday wuxuu ka hadlaayay. Haatan ayaa waxaa la filayaa in dacwada ay dhageysato isla markaana xukunto maxkamada loo gudbiyay oo ayadu dhageysata arimaha la xiriira xaquuqda dadka iyo sidii loogu soo celin lahaa xaquuqda ka maqan.

Hargeysa Online

  

 

· xaaji on July 09 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>