Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hoggaamiyaha Al-shabaab oo Khudbadiisii ugu Horreysay kaga Warramay Arrimaha Soomaaliya.

Hoggaamiyaha cusub ee Al-shabaab, Axmed Diiriye oo Al-shabaab ay u taqaanno, Sh. Cumar Abuu-cudbeyd ayaa markii ugu horreysay hadal jeediyay, isagoo ciidamada AMISOM ku eedeeyay in Somalia ay ku haystaan qaab awood ah. Sh. Abuu-cubeyda, ayaa xilkaan loo magacaabay dhammaadkii Sannadkii 2014-kii markaasoo duqeyn diyaaradeed uu Mareykanku ku dilay Axmed Cabdi Godane [Sh. Mukhtaar Abu-zubeyr] oo ahaa hoggaamiyihii kooxdan. “Turkigu wuxuu boobayaa khayraadka Soomaaliya, in ka badan intuu caawinayo,” ayuu Axmed Diiriye ku eedeeyay xukuumadda Ankara oo ka taageerta Dowladda Somalia dhinaca dib u dhiska iyo dhaqaalaha. Cajalad maqal ah oo soconaysay 44-daqiiqo oo uu soo duubay Hogaamiyaha Al-shabaab, ayuu ku sheegay in Ciidamada Shisheeye ee ku sugan Somalia ay shacabka kula kacaan falal ka baxan bani’aadamnimada sida kufsi. “Soomaaliya waxay gacanta ugu jirtaa soo-duulayaal kirishtaan ah... Waxa loogu yeero Beesha Calaamka ayaana khiyaanay Soomaaliya oo AMISOM ku soo daray ciidamada Itoobiya, si ay u boobaan Khayraadka dalka,” ayuu ku yiri Hoggaamiyaha Al-shabaab hadalkiisa. Isagoo sii hadlaya ayuu intaas ku darya, in Xukuumadda Itoobiya ay xilligan maamusho Ummadda Somaaliyeed, xarunta Madaxtooyada ee Muqdishana uu ka taliyo Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, waa sida uu hadalka u yiriye. Hoggaamiyaha Al-shabaab, wuxuu hadalkiisa ku daray in Nifaamyada lagu magacaabay Federaalka ee dalka laga hir-gelinayo aysan marna aq-balayn; isagoo xusay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay iyaguna ka horyimaadaan nidaamkaas. "Fariintayda koowaad ee aan shacabka Soomaaliyeed u dirayo waa inay ogaadaan in waddankoodii la haysto, lana xasuuqayo ubad iyo maatiba, waxa la boobayana ay tahay khayraadkoodii, waxa ciidamada Somalia ku soo duulay ay doonayaan inaad is-dhiibtaan oo aad gun noqotaan, kaddibna wixii la doono la idin ku fuliyo. Marka yaan magacyada qurxoon la idinku qaldin, waadna inaad ka qayb-qaadataan dadaallada lagu difaacayo dalka iyo diinta Islaamka,” ayuu yiri Amiirka Al-shabaab. Dhanka kale, Dalka Turkiga ayuu ku eedeeyay inuu hortaagan yahay nabad ka dhalata Somalia, isagoo xusay in qorshihiisa uu yahay mid uu ku doonayo inuu ku dhaco khayraadka Soomaaliya.

Hargeysa Online

  

 

· abdi on July 13 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired