Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Siday u baahnayd uma aad bilin.

muuqaalkeeda waxaad ka arkaysay darxumada ka muuqata dhamaan oogadeeda,waxaad degdeg u halacsanaysaa diifta iyo baylahda ka muuqata guudkeeda,adoo dareemaya inaanay jirin cid uga arxantaa,waxaa kuu muuqanaysa aradka,dhibta iyo dheef la'aanta ay u ehelka tahay,taasoo uu nasiibku baday inay magaaladay ku noolayd dibada ugaga soo baxdo si wixii ay baahi iyo baryo miduun tuu naqdaba marka ay hesho ay,dabka iyo sadexda dhardhaar ay u haleeltiin saarato,iyadaa inoo sheegtay markii ay arxan li'ida u waraysanayeen nimankii dheregsanaa inay xaabadaa yar ay dantu biday itaalna ay u wayday ay joonyad dhuxula ay ku iibsato taasoo boqol kun 100 000 somaliland shilin ah ay kor u dhaafsan tahay aanayna awoodi karayn inay iibsato,balse xitaa hadii konton keliya la yidhaahdo aanay haysan,waxay tustay iyagoo aanay ka dahsoonayn dhibaatada iyo rafaadkay la soo mudatay intan yaree ay sidato soo guristeediiboogaha,nabarada iyo xariiqaha gacmaha kaga yaala,,, waase yaabe inyuu eegay ayuu yidhi alxamdu lilaah,,, maxaynu taa ku micnaynaa ma habartii docdeediyo degelkay ku noolayd diriradu ku hooreen daad wararac bay tidhi ayaynu nidhaahnaa mise waynu ugu mahad celinaa inay soo qaadeen islaantaa miskiinada ah ee weliba laga yaabo inaanay lahayn ehel iyo agab u danbeeya toona, haa soo qaadeen keeneena halkii (buulkii yaraa)ee ay deganayn waxoogaa yarna ay u laabeen bes intaa oo keliya iyo in sababu nasuulkeedu uu yahay xil doon iyo olole raadis,

            Taa lafteeda maan diidin waxaase uga qurux badnayd ana aan jeclaan lahaa in uu inta taageersan uu uga dheego waxtar intaa ka sii mug wayn maadaama uu haragiisa iyo muuquba uu yahay mid islaantaa yar u jari kara wax ka wayn intii yarayd ee uu u laabay,ileen talo isuma kaa sheegto,mashruucanse xildoonka ah ee musharaxiintu ay inta badan isugu soo sawirayaan dadka inta u liidata  sida kuwa buka iyo inta baahan ee ilaahay jiifiyey cidina aanay waxba u tari karin alle mooyee waxaa u dhaami lahayd iyagoo tamarta meelo kale iyo kuwa xooga badan ku daacsada (lumiya)
          khayrkoo lagu tartamaa waa xasanaad waxaan aad ugu hanbalyaynayaa weriye aan isagu ujeedo kale lahayn caawin mooyee waa coldoone balse wax wayn u tara inta liidata cabdilaahi wuxuu ahaa dhimirka (nin waalan) lugna silsiladii lagu xidhay goysay balse wakhti yar ayuu coldoon noloshiisii ku bedelay (illaahay dartii) maansha allah intee in le'eg ayaase islaantaa yar ee lagu dibiro dhacsaday lagu bedeli kari lahaa wax intaa ka wayna loogu qaban lahaa muxsinaad badanina ay ugu gargaari lahaayeen.
      waxaan soo dhawaynayaa waxtarka cidkastoo baahan iyo in la caawiyo wadar iyo keliba waxaanse canbaaraynayaa isku sawirida dadka baahan ee kaalmada u baahan anoo og inaan hadhowna loo arxami doonin oo uu nin waliba guriga madaxtooyada uun uun daf adhanayo,madaxda waxaan u dardaarmi kahaa aalle uga cabsada dadkiina iyagaad madax ku tihiine mid jooga iyo mid soo socdaba 
    aalr khayrka hayna waafajiyo
                                                 qalinkii maxamed yaasiin maxamed
                                                                              Bilguim  

· xaaji on August 05 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired