Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddoomiye Cirro Oo Sharaxaad ka bixiyey Shir Lagaga Hadlayey Deegaanada.

Hargeysa(Hargeysa Online)Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sharaxaad ka bixiyay laba qodob oo la iskula qaatay kulan saddex geesood ah oo shalay dhex maray saddexda xisbi qaran, komishanka doorashooyinka iyo wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, kulankaas oo ku saabsanaa xiisada ka dhalatay go’aankii xukuumadda ee ahaa in diiwaangelin laga bilaabo deegaanada Waqooyiga Hargeysa.

Md. Cirro, wuxuu xalay sheegay in kulankaas la iskul qaatay laba qodob oo uu nuxurkoodu yahay

1. In wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ay kala xadeyso goobaha lagu muransan yahay in ay diiwaan-gelintu ka qabsoonto.
2. In Komishanka Doorashooyinka Somaliland na uu diyaariyo siddii uu deegaanaddaas uga qaban lahaa Doorashooyinka soo socda oo idil.

Dhan kale waxa uu guddoomiyahu mar kale ku celiyey in ay ka xisbi ahaan weli aaminsan yihiin Mawqifkoodii hore ee ahaa kala xaddeynta goobahaas ka hor inta aan diiwaan-gelinta laga sameynin, la na raaco kala xadeyntii 60kii iyo weliba dastuurka qaranka Somaliland.

Hargeysa Online

 

· abdi on September 04 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired