Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Baaq Nabadeed oo ku socoda Deeganada Gobolka Sanaag Ceel Afweyn Dararweyne.

Bismillaahi Raxmaani Raxiim.

Ujeedo: Baaq Nabadeed.


waxaan marka ugu horeysa tacsi u dirayaa eheladii iyo qaraabadii dhammaan dadkii ku geeriyoodey dagaalka ka socda deegaanada hoos yimaada gobolka Sanaag Deegamada ka Darar wayne Ceel-Afwayn . Kuwa dhaawaca ahna Allaha caafiyo Aamiin.Waxaan ugu baqaynaa  Dadka isla dhashay ee ah inan iyo Abtigii walaalaha ku dagaalamaya gobolka sanaag in ay joojiyaan colaada si shuruud la’aan ah. Waxaan codsaneynaa in khilaafka jira lagu xaliyo wadahadal.Waxaan sidoo kale ka codsanayaa in hoggaamiyaasha, odoyaasha dhaqanka, wax-garadka, culumaa’udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay kaalin weyn ka qaataan sidii loo joojin lahaa dagaalka iyo dhiiga daadanaya ee dadka walaalaha ah.Waxaanu ugu baaqayna mar kale waxgaradka iyo odoyaasha labada dhinac in ay waxkastaba u huraan joojinta dagaalka. Waxaan ku dhiiri-galinaynaa labada dhinacba inay dhexda u xirtaan sidii lagu gaari lahaa nabad waarta oo u dhaxeysa dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya gobolka Sanaag.Waxaan dhinacyada dagaalamaya xasuusinaynaa in dagaal uusan faa’ido lahayn isla markaana dagaalku yahay mid dad ehel ah ay ku waxyeeloobeen. (Dagaal Wiil baa ku dhintee Wiil kuma Dhasho).Ugu danbeyntii waxaan qof waliba oo nabadda jecel aan ugu baaqeynaa inay qeyb ka qaataan joojinta dagaalka si aysan ku xirneyn shuruud. Waana in ay jirto dib u heshiisiin dhab ah oo laga gaaro dagaalka iyo khilaafka jira Insha’Allah.Mahadsanidiin.

· ifraax on September 06 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>