Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Somaliland iyo Puntland oo Maanta maxaabiis Iswaydaarsaday.

Puntland iyo Somaliland ayaa maanta xadkooda  kula kala wareegay Siddeed maxaabiis ah iyo laba Gaari oo ah nooca Noah-hada loo yaqaano oo kala shaqeeyay deegmooyinka Puntland iyo Somaliland.

Maxabiistan oo ahaa siddeed rag ah, ayaa lagu kala qabsaday Garowe iyo Burco bishii hore oo ay ku kala safrayeen, mas’uuliyiinta labada dhinaca illaa hadda ma aysan sheegin sababta keentay in dadkan la kala qabsado.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal, Cumar Cabdullaahi Faraeyne oo warbaahinta kula hadlay xaduudda Puntland iyo Somalia oo Dadka lagu kala wareejinayay ayaa arrin wanaagsan ku tilmaamay kala wareejinta maxaabiista iyo gaadiidkoodii.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Maxamed Cabdi Qabyo ayaa ku tilmaamay arrintan tallaabo dadka rayid ah lagu kala afduubay, isagoo ku daray intaas dhibaato dhinaca isku socodka gadiidka rakaabka ah ee Somaliland iyo puntland ay keentay, balse hadda wixii ka dambeeya laga gudibi doono.

Dhanka kale, Jaamac Salaad Maxamuud [Dhaga-dheer] oo ka mid ah odyaashii sida weyn uga shaqeeyay wadahadalkii ay labada dhinaca gaadiidka iyo dadka kula kala wareegeen, ayaa labada maamul ka codsaday in aysan arrintaan dib dambe u soo laaban.

Ugu dambeyn, Tallaabadan ay labada dhinaca maanta kula kala wareegen maxaabiista iyo gaadiidka ayaa kusoo beegmaysa, iyadoo Somaliland iyo Puntland uu ka dhexeeyo khalaaf mar-mar badan soo laalaabtay oo la xiriira dhinaca soohdinta.

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2016/Sept/wararka_maanta10-107509.htm#sthash.zwwF59eC.dpuf

2016910636091024986237994img_9264.jpg

2016910636091025195716956img_9269.jpg

2016910636091025426090951img_9277.jpg

2016910636091025869898544img_9272.jpg

2016910636091026067957344img_9298.jpg

2016910636091026452146556img_9311.jpg

 

Puntland iyo Somaliland ayaa maanta xadkooda kula kala wareegay Siddeed maxaabiis ah iyo laba Gaari oo ah nooca Noah-hada loo yaqaano oo kala shaqeeyay deegmooyinka Puntland iyo Somaliland.
Maxabiistan oo ahaa siddeed rag ah, ayaa lagu kala qabsaday Garowe iyo Burco bishii hore oo ay ku kala safrayeen, mas’uuliyiinta labada dhinaca illaa hadda ma aysan sheegin sababta keentay in dadkan la kala qabsado.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal, Cumar Cabdullaahi Faraeyne oo warbaahinta kula hadlay xaduudda Puntland iyo Somalia oo Dadka lagu kala wareejinayay ayaa arrin wanaagsan ku tilmaamay kala wareejinta maxaabiista iyo gaadiidkoodii.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobolka Togdheer, Maxamed Cabdi Qabyo ayaa ku tilmaamay arrintan tallaabo dadka rayid ah lagu kala afduubay, isagoo ku daray intaas dhibaato dhinaca isku socodka gadiidka rakaabka ah ee Somaliland iyo puntland ay keentay, balse hadda wixii ka dambeeya laga gudibi doono.

Dhanka kale, Jaamac Salaad Maxamuud [Dhaga-dheer] oo ka mid ah odyaashii sida weyn uga shaqeeyay wadahadalkii ay labada dhinaca gaadiidka iyo dadka kula kala wareegeen, ayaa labada maamul ka codsaday in aysan arrintaan dib dambe u soo laaban.

Ugu dambeyn, Tallaabadan ay labada dhinaca maanta kula kala wareegen maxaabiista iyo gaadiidka ayaa kusoo beegmaysa, iyadoo Somaliland iyo Puntland uu ka dhexeeyo khalaaf mar-mar badan soo laalaabtay oo la xiriira dhinaca soohdinta.

Hargeysa Online

· ifraax on September 10 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>