Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiir Cali Xaamud Jibriil,Wasiirka Goloyaasha Somaliland wuxuu ku si foobay maahmaah ....

Shakhsiyaad aan kala garan waayay danta gaarka ah iyo tan guud.  wasiir Cali Xaamud oo ah shakhsi isku tilmaama inuu yahay furaha madaxweyne ku xigeenka somaliland sheegtana Xirsiga Saylici ayaa ah mid ku sifoobay karti darro,khibrad la`aan iyo dhibaato farabadan oo uu ku hayo tolkii . 




Cali xaamud ayaa balaysimay fashilka xilka uu hayo ayaa hore ugu guul daraystay xilki wasiir ku xigeenka waxbarashada isago hadana ka mid ah masuuliyiinta ay xafiisyadoodu madhan yihin ee shaqadi qaranka dayacay.  Hadaba todobaadki u danbeeyay ayu ku hawlanaa sidii diiwaan gelintu uga dhici lahayd goobihii ddaldalnaa ee ay la haayeen tolkii.

,wuxuuna ku hadlaayey iqofkii kaso horjeesta inuu yahay qof kasoo hor jeestay murashaxnimada Muse Bixi taasoo ku ah isaga laftiisa dhabarjab aad u weyn inuu u ololeeyo in dhulkiisa ay qaataan reer kale oo lamid ah isaga.

Arintan ayaa soo baxday kadib marki bilawgi sanadkan ay werareen Magaalada Hadayte Budhcad uu soo abaabulay Muuse Biixi oo raadinaya sidii Beeshisu ay u heli lahayd goobo badan oo ay ka codeeyaan damacaasoo mudo dheer soo socday in beesha muuse biixi ay hesho dhul ayna lahayn .

Sidaasi darteed beelaha maxamed-case waxaan odhanlahaa wey dhamaatey wakhtigii la baryootamaayey ee la lahaa waar nadaaya ee waa inaad iska celisaan cidii dhulkiina damacda, waxa kale oo aan ku dari lahaa beelaha maxamed case waad ogtihiin in cali xaamud jibriil uu dhulkiina qadaraas ku soo qaatey oo uu ka iibshay abtiyaashii waxaana la sheegayaa in la soo siiyey hordhacii lacagta oo ah 30,000 dollar.

Maadaama uu fashilmay plan A waxaa la soo wadaa plan B hadaba waa inaad diyaar u noqotaan sidii aad u fashilin lahaydeen plan B waayo? Waxay soo wadaan mid ka culus kii hore laakiin waa inaan si buuxda uga hortegnaa gudo iyo dibadba walalayaal.

Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels belgium

· ifraax on September 13 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>