Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo ka Warbixiyay Xarun Diiwaan-gelineed oo la Weeraray.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, Cabdulqaadir Iimaan ayaa sheegay in goob Diiwaan-galineed oo ku Taallay magaaladda laascaanood laga xaday Qalabkii diiwaangelinta ee taallay.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Iimaan, ayaa sheegay in nasiib wanaag xogtii ku jirtay qalabkaasi ay xarunta dhexe ku soo dhacday, isla markaana aanay lumin xogtii ku jirtay Computerka la qaatay, isagoo dadweynaha iyo dadkii goobtaasi iska diiwaangaliyey u sheegay inay hora uga sii gaashaanteen in qalabka haddii wax ku dhacaan xogtu aanay lumin.

“Afartii habeenimo ee Ciidda, ayaa xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ay niman tuug ahi soo weerareen goob diiwaangelineed oo lagu diiwaangalinayey dadkii ka habsaamay ee dheeriga loo yaqaan oo inta badan dadka tododbaadka hore ka soo qaybgali waaya waxa la siiyaa wakhti kale oo dheeri loo yaqaan, waxaanu goobtaasi ku taallay dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee laascaanood”ayuu yidhi Imaan oo ah gudoomiyaha doorashooyinka.

Waxaanu intaas ku daray. “Waxayna tuugtaasi usoo dhaceen goobtaasi waxayna qaateen Computerkii lagu diiwaangalinayey dadka, laakiin nasiib wanaaag  waxaan ummadda Somaliland  iyo dadkii goobtaasi laga diiwaangalinayey u sheegayna in xogtii ama macluumadkii Computerkaasi ku jirtay aynu hayno oo xarunta dhexe ay ku soo dhacaysay, marka wax inaga lumay ama xumaaday ma jirto xogtii diiwaangalinta ee Computerka ku jirta waanu haynaa, waxaana nimankaasi tuugta ah ee qalabkaasi qaatay leeyahay Computerkaasi wax faa’iiddo ah oo uu idin tarayaa ma jirto, xiitaa idinma furmayo, xiitaa macluumaad kama helaysaan oo xagtii anaga haynaa , waxaana leeyahay iska keena waxba idinma tarayaa”.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in dadkii qalabkaasi qaatay ciidanku ku daba jiraan,isla markaana ciidanka Militarugu ku hareeraysan yihiin meeshii ay la tageen “tuugtaasna ciidanka ayaa ku daba jira, waxaana magaaladda Laascaanood jooga wasiirkii Arriamha gudaha oo sheegay lagu daba jiro, ciidanka Militarigu ku xeeran yihiin goobtii ay ku dhuumanayaan”

“Dadweynaha waxaan leeyahay goobtani waxay la mid tahay goobtii sidan oo kale qalabka looga qaatay  ee ku taalay waqooyiga  ee Hadayta oo niman budhcad ahi soo weerareen, ee markiiba aanu dadweynihii iyo ciidankiiba tusnay in xogtii Computerkaasi ku jirtay aanu xarunta dhexe ku hayno, ee dadweynihii isdiiwaangaliyey u sheegnay in xogtaasi aanay lumin ee aynu haynaa, marka wax inaga lumayaa ma jirto waana wax ugu tallogalay wax kasta oo ku dhaca qalabkaasi ama la qaato in xogtu si toos ah ugu soo dhacdo xarunta dhexe ee Komishanka doorashooyinka, marka wax inaga khasaarayaa ma jirto”ayuu sii raaciyey.

Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka oo faahfaahinaya goobaha ay diiwaangelintu ka dhacday iyo sida ay ugu suurogashay inay gaadhaan ilaa Xadka waxa uu yidhi  “Gobolka Sool waxay ka dhacday 175 goobood oo waxaanu gaadhnay illaa xuduudda, waxaana kaalin weyn ka qaatay ciidamadda kala duwan,waxa kale oo u mahad celinaynaa madax dhaqameedka gobolka iyo siyaasiyiinta ka soo jeedda oo si weyn noola shaqeeyey oo sabab u ahaa in goobahaasi si nabadgalyo ah uga dhacdo, todobaadkii hore si fiican bay u dhacday, imika waxa hadhay uun in dadkii ka habsaamay ee dheeriga ah goobo ku cayima ah la dhigay si dadkii wakhtigaasi hore ka faa’iidaysan kari waayey imika isku diwaangalinayaan, wakhtigii dheeriga ahaa ee la siiyeyna waa gabo gabo.

 

Hargeysa Online

· ifraax on September 13 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired