Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shirkadda Yahoo oo sheegtay in Dowladi ay ka Xaday Macluumaad Gaaraya 500 oo Milyan.

 

 

Shirkada Yahoo ayaa sheegtay in burcada internet-ka ah oo "dawlad taageero ka haysta" ay xadeen macluumaadka 500 milyan oo ciwaan, taas oo u muuqata in ay tahay xatooyadii ugu baaxad waynayd ee la shaaciyo marka laga hadlayo taariikhda xatooyada dhanka internet-ka. Xatooyadaas, Waxaa ka mid ah Macluumaad badan oo shaqsiyaad leeyihiin oo ay ku jiraan magacyo, E-mail-lo iyo waliba "Su'aalaha iyo jawaabaha ay shirkaddu ku xaqiijiyo in qofku uu yahay midkii saxda ahaa ee lahaa email-ka." Xatooyadaas waxay dhacday Sannadkii 2014-kii Laakiin hadda unbaa la shaaciyay. Waaxda Sir-doonka ee dalka Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay in ay baarayso sheegashadaas. Dhanka kale, Yahoo waxay sheegtay in waxyaabaha la xaday aysan ku jirin macluumaadka Kaararka Bangiyada Balse ay ku kooban yihiin ciwaanno E-mail, maalmaha dhalashada, iyo furaha sirta ah ee lagu galo e-mail-lada ama (password). Shirkadu waxay xustay in Macluumaadkaas ay xadeen dad taageero ka haysta dawlad balse ma aysan sheegin dawladda masuulka ka ah arrintaas. Waxaa lagu baaqay in furaha sirta ah la badalo Warka Tilmaamaya in weerar wayn lagu Qaaday Shirkadda wuxuu soo baxay markii Burcad magacooda ku sheegay "Peace" ay u muuqdeen inay isku dayayeen inay macluumaadka 200 milyan oo ruux ah ay iibiyaan. Khamiistii ayay shirkaddu xaqiijisay in xatooyada loogaystay ay ka baaxad wayntahay sidii ay filayeen markii hore. Yahoo macaamiisheeda oo dhan waxay kula talisay in ay badalaan furahooda sirta ah haddii aysan sidaas samaynin wixii ka dambeeyay 2014-kii. 10-kii xatooyo ee ugu cuslaa dhacdadan ka hor MySpace accounts - 359 milyanLinkedIn accounts - 164 milyanAdobe accounts - 152 milyanBadoo accounts - 112 milyanVK accounts - 93 milyanDropbox accounts - 68 milyanTumblr accounts - 65 milyaniMesh accounts - 49 milyanFling accounts - 40 milyanLast.fm accounts - 37 milyan -

 

· xaaji on September 23 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired