Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guddiga Doorashada Dadban ee Somaliya oo maanta ka hadlaya xilliga doorashadu dhacayso

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee ka dhici doonta dalka Dhamdaaka Sanadkan 2016, ayaa lagu wadaa inay mar kale maanta ka hadlaan xilliga doorashada oo u badan tahay inuu dib u dhac ku yimid. Xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa lagu wadaa inay ku dhawaaqaan maanta dib u dhaca Doorashada oo Bishii Ogoosto ee Sannadkaan la Shaaciyay inay billaabanayso shalay oo ay ku beegnayd taariikhdu 24-ka September. Jadwalkii hore ee Guddiga Doorashada Dadban soo saareen ayaa u qornaa sidan;24-ka September, 2016; Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia25-ka September, 2016; Doorashada Aqalka Sare ee Baarlmaanka Somalia25-ka Oktoobar, 2016; Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya30-ka Oktoobar, 2016; Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda SoomaaliyaSidoo kale, Qaar ka mid ah xubnaha guddiga doorashada dadban ee Somalia, ayaa sheegay in Maanta ay ku dhawaaqayaan qorshe cusub oo ku aaddan Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo. Ugu dambeyn, Inkastoo aan la ogeyn go’aanka ay guddiga doorashada Dadban ku dhawaaqi doonaan maanta, ayaa waxaa hadana jira Warar Hoose oo sheegaya in jadwalka doorashada dib loo dhigo, taasoo aan la ogeyn sida ay beesha caalamku ku aqbali doonto.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on September 25 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired