Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dad Somali ah oo maxkamadi ka hor istaagtay inay tukadaan waqtiyada shaqada.

Haweeney xaakim ah ayaa diiday in Soomaali ka shaqeeya warshad hilib ay tukadaan inta lagu jiro saacadaha shaqada.

 

 

Haweeneydaa xaakimka maxkamada ah ayaa sidii shirkadaasi rabtay yeeshay ayadoo ka horistaagtay in shaqaalahaa Soomaali Mareykanka ah ay salaadaha 5ta waqti tukadaan xilliyada shaqada ayadoo shaqadoodu tahay in hilib ay warshadeeyaan. Eed iyo dacwo soo taagneyd muddo dheer ayay ahayd tani ayadoo Soomaalidu ay kiiska maxkamad geeyeen kadib markii laga hor joogsaday salaadooda iyo cibaadada Alle. Haweeneyda xaakimka ah ayaa xukuntay asbuucii lasoo dhaafay gudaha maxkamad kutaala Omaha in aysan arag wax caddeyn ah oo muujinaaya in arintaasi tahay takoor. Shirkada hilibka ayaa lagu magacaabaa JBS USA. Shirkada ayaa waxaa dacwadaa ka dhanka ah maxkamada la geeyay Agoosto 2010. Arinkaa ayaa saameeyay Soomaali gaaraya 80 oo halkaa ka shaqeynaayay.

Hargeysa Online

 

· ifraax on September 29 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired