Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waa Inaan Telefishanka Qaranka Laga Samaynin Xayeysiis Waxbarashada.

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta saree e Somaliland Md. Cabdilaahi Ibraahim Habbane, ayaa walaac ka muujiyey muunad-baxa ku dhacay waxbarashadii Somaliland iyo sida ay tayadeedii u siinad baxday.

 


Wasiir Cabdilaahi Dheere oo ka hadlayey madal lagu furayey jaamacad cusub oo kusoo biirtay jaamacadaha dalka ka jira, ayaa sheegay in qiimihii waxbarashada ay meesha ka saareen jaamacado iyo dugsiyo gaar loo leeyahay oo qasdigoodu noqday sidii ay tirada ardayda oo kali ah u badsan lahaayeen, isla markaana aan tayada dan ka lahayn.
Wasiirku waxa uu sheegay in manaahijta kala duwan ee dugsiyada iyo jaamacada waddanka kusoo badanayaa kala dhantaaleen maankii da’yarta, isla-markaana ay jirto halis soo wajahday waxbarashadu,“waxbarashada bili-liqaa ka dhacday, ra’yiga haddii lagaa bililiqaystana way adag tahay bani’aadamka sida loo dhisaa, dalkana 49-manjah baa ku socda, jaamacadahana waxa looga baahan yahay inay xilka jaamacadda ay qaadayaan ay kasoo baxaan.” Ayuu yidhi wasiir Cabdilaahi Dheere.
Cabdilaahi Dheere waxa uu hoosta ka xarriiqay in bulshada reer Somaliland waxbarashada u fahamtay wax laga ganacsado, isagoo dhiggiisa warfaafinta ka codsaday inuu joojiyo xayeysiisyada uu TV-ga qaranku ka sameeyo waxbarasahda gaarka loo leeyahay, waxana uu yidhi,“Waxbarashadii ganacsi baynu ka daynay oo dukaamo yar yar bay noqotay oo soogalaay iyo xayeysiis bay noqotay.
Wasiirka warfaafintana waxan ka codsanayaa inaan telefishanka qaranka xayeysiis waxbarashada ku saabsan laga samaynin, waayo xayeysiiskani waa dhalanteed dumarka iyo carruurta lagu qaldayo” Isaga oo sharraxaya sababta ay tahay in TV-ga qaranka looga joojiyo xayeysiinta goobaha waxbarasho ee gaarka loo leeyahay waxa uu yidhi,“Annagu waxbarashada dawladda ma xayeysiinno’e meelahaas kale haka xayeysiistaan, warkuna waa la gucleynayaa oo aroorta ina gaadhsii halkii xalay la xayeysiinayey weeyey.”
Waxa uu dhaliilay tayada ardayda kasoo baxaysa jaamacadaha ku yaalla Somaliland, kuwaas oo uu sheegay inaanay xataa qoran Karin codsiyo aqoonaysan,“Runtaan idiin sheegayaaye inanka jaamacadaheena kasoo baxaa Arji ingiriisi ah, mid soomaali ah iyo mid carabi ah toona ma qori karo, waxbarashadeenuna halkaasay maraysaa.” Ayuu yidhi wasiir Cabdilaahi Dheere.

Hargeysa Online

 

· ifraax on October 02 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>