Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Inaan tii Nasiibka Xumayd Naciima Abwaan Qorane !

Naciima Abwaan Qorane Waa Gabadha Dhalin Yaraah Oo U Dhalatay Somaliland Kana Soo Jeeda Asal Ahaan Sida Aan Warystay Caasimada Somaliland Ee Hargysa  Waligeed Maysan Arag Meel Ka Baxsan Dhulkeeda Hooyo Ee Somaliland manaysan Arag Meel Uu Ka Taagan Yahay Calanka Somaliland Maahane Meel Kale Naciima Wax Ay Ku Bar Bartay Oo Ay Hooyadeed Iyo Aabaheed Ku Koriyeen Dhulka Nabada Ah Ee Somaliland Ma Garanayso Micanaha Dhulka Hooyo Leeyahay Mana Fahan Sana Duruufahii Qalaf Sanaa Ee Loo Soo Maray Dhulka Somaliland Ee Ay Wax Ka Bartay Kuma Dhaltay ma Garnayso Dalka Aabaheed Iyo Hooyadeed Ku Jiray Iyo Haraadkii Iyo Gaajadii Ay U Soo Mareen  Calanka Somaliland in Si Nabad Ah Dhulka Looga Taago

Naciimo iydaan Aqoon Ku Filan Oo Hagta Lahayn Iyo Waayo Argnimo Hore Oo Ay Ku Tagtay Dalaal Kale Ama  Magaalooyinka Somaliland Qaar Ka Mid Ah Ayaa Wax Ay Si Toos Ah Wax Ay Booqasho Gaaban Ku Tagtay Dalka Somaliya Gaar Ahaan Caasimadiisa Muqadisho  Oo Ay Ka Socodaan Waqti Xaadirkan Dagaalo Iyo Mashaqooyin Aad U Xanuun Kuluul Iyo Qadiyado Adag Oo Is HuwanNaciima Wax Ay Maqali Jiray Calanka Somaliya Waa Calanka U Eeg Cirka Inaga Sareeya Balse Aqoon Fiican uma Laha Calanka Mana Arag Meel uu Ka Taaganaa Calanka Somaliya  Ka Hore Intaanay Soo Caga  Dhigan Caasimada Somaliya Ee MuqadishoNaciima Wax Lagu Casuumay Masraxiyad Fagaaraah Oo loogu Talo Galay Inay Raygeeda Iyo Aqoonteeda Iyo Hibada Eebe Siiyaay Ee Ah Hal Abuur Nimada Kaga SheekaysoBalse Nasiib Daro Naciimo Maysan Fahan Samayn Waligeedna Maysan Arag Goob Fagaarah Oo Lagu Yidhi Ka Hadal Wax Ay Iska Iska Markiiba Goobta Fagaarah Ee Lagu Casuumay Ku Bilawday Hadal Qadaf Iyo Meel Ka Dhac Ku Ah Qaranka Somaliland iyo Guud Ahaanba Dhalin Yarada Aqoon Yahan Kaah Ee Reer Somaliland Ee Ku Kala Dugan Daafaha Caalamka Wax Ayna Hadalkeeda Ku Bilawday” intii Aan Anigu Garaad Saday Wax Aan Ku Garaad Saday Bur Burkan Iyo Qarax YadanLaakin wax Aan Nasiib U Yeeshay Inaan Garaadkayga Ku Dabo Galo Aniga Maxaa IGA Horeeyaay1960 Ilaa intii Uu Siyaadiyo Bare Uu Qabsaday Wax Ay Ahaayeen  Dawladahii Dhashay Dhashii guumaysigaLaakin Dawladii Siyaad  Bare Wax Ay Ahayd Dawlad Dhib iyo Dheef teedaba Wada Ta ”Intaas Ka Dib Wax Ay Naciimi Guda Gashay Aflagaado Iyo Caysarbeeb Ah Oo Ay Qaranka Somaliland Ku Durayso Kuwaasi Oo U Ee Kaa Kuwo Loo Soo Dhiibay Wax Ayna Tidhi“Laakin Soomalidu Wax ay Ku Xun Yahiin Hadaad Kun Sano Xanbaar Sanaato Oo Ay Maalin Kaa Dhacaan Maalintaasay Xasuusan YahiinSomalidu Iminka Waa Saddex Waa Qayb Joogta Wali Nidaamkii Dawladnimo Ee Dhisnaa Oo Ay ka Awood Bada Tay Bur Burkan Iyo Qalalaasahan ka Jira Wali Dalkii HooyoIyo qayb Iyagu Intay Dawladii Naga Bur Buriyeen Oo Gobolo Nagu Ooday Oo Shilimaadkii Cashuurta ahaa Ee Ay Naga Uruurinayeen Noogu Daray Inay Caadifad Iyo Nacayb Nagu AbuuraanAniga Iyo Qaar Kale oo Dhalin Yaro Kaloo Badan Oo Aan Nasiib U Helin Calanka Buluugaah Ee Somaliya ”Halkaasi Markaa Marinaysay Hadal ka Wax Naciima Ay Bilawday Inay iska Ilmaysiiso Iska Markaan Niyada Iyo Quluubta shacabka somaliya ee Goobta Ku Sugan Ka Dhaadhaciso In Nidaamka Qaran Ee Somaliland Ka Jiraa Yahay Mid Xabsi Ah Oo Cuno Qabtayn Lagu Hayo Dadka oo Dhan Maadama Ay Sheegtay Inay Yahiin Gobolo Lagu Caadifadaynayo Iska Markaan Lagu Qudh Gooynayo Nidaamka Somaliya Ka Jira Taasina wax Ay Ahayd Mid Aan Waxba Ka Jirin Balse Inaantu Aanay Fahan Sanayn. Miisanka Hadal ka Afkeeda Ka Soo Baxayaa Inta Uu Leeg Yahay Iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan Karo Kumanaankii Aabayaashood Naftooda iyo Lixaadkooda Iyo Maskaxadooda Ku Waayeen Jiritaanka Calanka Saddexada Midab Ka Kooban Ee Dul Ba Banaya Dhulka SomalilandKhaatumada Rabow Khayr Noogu Khatin Aamin   

                         Qalinkii Eng Miyaami      Siciid             Mayaamift2@Gmail.com                       Burco /Somaliland

· ifraax on October 10 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>