Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Saylici oo lagu arkay isagoo ka cuntayna Makhaayada yar-yar ee Hargeysa.

Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland ayaa shacbiga caasimada qaybo ka mida shalay kala qadeeyey Asli Restaurant oo ka mid ah goobaha laga cunteeyo ee magaalada Hargeysa ugu mashquulka badan.
Madaxweyne ku xigeenka oo ku gudo jiray kormeer hawleed la xidhiidha dhismaha wadooyinka iyo wershada dawlada hoose ee Hargeysa ay hirgelisay, ayaa madaxweyne ku xigeenku waxa uu soo maray kana qadeeyeen Asli Restaurant oo ka soo horjeeda rugta booliska ama xarunta Taraafikada ee galbeedka hargeysa isaga iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey kana mid ahaayeen Maayarka Caasimada Hargeysa, Maayar ku xigeenka Caasimada, Wasiirka Arrimaha gudaha, wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada, Afhayeenka Madaxtooyada, Wasiiru Dawlaha Biyaha, wasiirudawlaha Arrimaha dibeda, wasiir ku xigeenka qorshaynta Qaranka, xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka caasimada,  iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada.

dsc_0000.jpg

dsc_0002.jpg

dsc_0003.jpg

dsc_0200.jpg

dsc_0202.jpg

dsc_0205.jpg

dsc_0207.jpg

dsc_0208.jpg

dsc_0211.jpg

dsc_0212.jpg

 


Goobtaasi oo ahayd goob ganacsi balse aanay shacbigu ka filayn in madaxweyne ku xigeenku si kedisa uu ugu leexdo kana qadeeyo taasi oo shacbigii ku sugnaa goobtu ay aad u soo dhaweeyeen ku simaha madaxweynaha, waxa sidoo kale dareenkeeda ka hadashay mulkiilaha Asli Restaurant oo uga mahadnaqday madaxweyne kuxigeenka inuu ku soo baydho shacbigiisana uu la qadeeyo, waxaanay sheegtay in markii ugu horaysay ay tahay in wefti intaa leeg oo ka socda xukuumada hogaaminayana madaxweyne ku xigeenku ay soo maraan hotel kaasi.

Tallaabadan madaxweyne ku xigeenku qaaday ayaa ah mid ka turjumaysa in xukuumaddu tahay xukuumad la jaanqaaday dadkeeda goob kastana ka war haysa sida ay u socoto hawl maalmeedkeeda, oo ilaa madaxweyne ilaa shaqaale hoosaadka ka hawlgala goobaha dawladu ay yihiin kuwo qayb ka ah horumarka iyo dedaalka xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Silaanyo ay hormuudka ka tahay.

Hargeysa Online

· abdi on October 11 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired