Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ardey Muslimiin ah oo Lagu Weeraray Gudaha Dalka Mareykanka.

Maamulka labo jaamacadood oo ku yaala gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Khamiistii la weeraray arday Muslimiin ah.

 

Ardaydaa ayaa hablo ah. Mid ka mid ah weerarada ayaa Muslim nacayb lagu tilmaamay. Weeraradaa ayaa dhacay Arbacadii kadib markii Donald Trump la doortay, ninkaasoo ah nin Muslim nacayb muujiyay intii ololaha doorashadu socday. Mid ka mid ah weerarada labo qof ayaa qof ay weerareen horjoogsaday ayagoo waxyaabo kusaabsan Trump ku dhawaaqay sida boolisku xaqiijiyay. Waxay ka qaateen gabadh ay weerareen gaarigeeda fuihiisa iyo boorso laakiin mar dambe ayaa loo soo ceshay. Si kastaba ha ahaatee gaarigeedii qudhiisa ayaa laga xaday waqti ay ku maqneyd booliska si ay arinkaa ugu wargaliso. Dhacdooyinkaa ayaa haatan la baarayaa oo booliska ayaa soo baaraya.

Hargeysa Online

 

· ifraax on November 11 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>