Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Koox hubeysan oo Labo wiil oo Soomaali ah ku toogteen Columbus Ohio.

 

Labo wiil oo Soomaali ah ayaa midna lagu dilay midna lagu dhaawacay Columbus Columbus Ohio, Mareykanka. Labada wiil ayaa midkood ka shaqeyn jiray dawlada hoose ee Columbus Ohio. Labada wiil ayaa la sheegay inay ka yaraayeen da'da 30 sano jirka. Labada wiil ayaa kii dhintay maahee kii kale iminka isbitaal uu ku jiraa asagoo halkaa lagu dabiibayo. Koox aan la aqoon ayaa toogatay labadaa wiil oo dabadeed midi uu geeriyooday midna dhaawac yahay inkastoo aan la ogaan kooxdaa cida ay tahay. Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in boolisku arinkaa wali baarayo balse boolisku sheegay inaan falkaasi Muslim nacayb la xiriirin. Muddo gaaban ka hor ayaa nin Soomaali ah waxaa isla Columbus Ohio ku dilay burcad dooneysay inay lacag ka dhacdo.

Hargeysa Online

· ifraax on November 12 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired