Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ciidanka Booliiska Gobolka Sool oo Gacanta ku Dhigay laba Dambiile.

Ciidamada Booliiska Gobolka Sool, ayaa Gacanta ku dhigay maanta laba dambiile oo ay baadi-goobugu jireen sidii loosoo xiri lahaa, kuwaasoo laba shil ka geystay magaalada Laascaanood ee xarunta Gooblka Sool.

 
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka, Ibraahim  Jaamac Daad ayaa Hargeysa Online u xaqiijiyay in ay soo qabteen dambiilayaal lagu kala magaaabo, Ciise Ibraahim Ciise oo xalay xaaskiisii ku dilay tooray la sheegay inuu 13-jeer ku cel-celiyay.
Haweenayda oo lagu magacaabi jiray Aamina Cabdirisaaq, ayaa la sheegay inay gacan-ku-dhiiglaha u dhashay afar Carruur ah oo da'doodu aysan aad u weynayn.
Sidoo kale, Dambiilaha kale ayaa la sheegay in uu madaxa bir uga dhuftay nin haatan lagu daweenayo Isbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa.
Ugu dambeyn, Soo qabashada labadan ruux ee dambiilayaasha ah - ayaa soo Nooleynaysa kalsoonida ciidanka booliiska lagu qabo oo aan hore looga baran inay soo Xirxiraan dadka falalkan oo kale ka gaysta Magaalada.

Hargeysa Online

 

· ifraax on November 19 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>