Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qisadii watergate ee Madaxweyne Nixon iyo Guusha Donul trump maxay ka siman yihiin.

Madaxweynihii 37aad ee Madaxweyne ka noqday maraykan oo ahaa madaxweynihii fadeexadii watergate ugu baxday wuxuu madaxweyne waxqabadkiisu fiicnaa oo talaabooyinkii uu qabtay waxaa ka mid ahaa soo afjarkii dagaalkii North ViatnamOlalihii doorashadii qaybtiisii labaad markii uu afar sano madaxweyne ka ahaa wadanka ayaa doorashadii labaad ee 4 sanno ee danbe 1972 ayaa shan nin waxay jabsadeen xafiiska xarunta guud ee xisbiga dimiqraadiga oo tartan xoogani ka dhaxeeyay xisbiga Jamhuuriga ah waxaana la ogaaday inay shan nin xidhiidh la leeyihiin madaxweyne nixon ayna ka mid yihiin ragii ugu dhawaa ee u qaabilsanaa olalaha doorashada waana la xidhay 5 nin ee xafiiska jabsaday Baadhitaan balaadhan oo ay samaysay hayada FBI ayaa la ogaaday in ay meesha ka dhacday fadeexad wayn waxaana cadaatay in si musuq ah uu madaxweyne Nixon kusoo baxay waxaana la bixiyay laaluush iyo fadeexado kale oo maamul taasoo gaadhay ilaa aqalka sare wakiilada maraykanka waxaana soo baxday fadeexada caanka noqotay ee la yidhaahdo (Watergate) wantar gaydh  oo noqotay eray caan ah ee loo isticmaalo fadeexadaha siyaasada waxaanu madaxweyne Nixon iska casilay Xafiiskii madaxweynaha Wadanka Maraykanka kuna wareejiyay ku xigeenkiisii General Ford Nixon wuxuu qoray Lix buug 1- Six crises 2- The Erena 3- No more Viatnems beyond the peace4- Victory without the war 5- Real peace and no more Viatnems6- The memoirs of richards Nixon Volume 7- The Poetry of richard Nixon Wuxuu sumcadiisii ku kabay buugaagtan oo uu kaga hadlayo khibradisii shaqo ee aqalka sarre ee maraykanka Madaxweyne Donul trumph Saadaasha aduunka ee ku wajahnayd kaambaynkii Trumph wuxuu u eekaa mid guuldaraysanaya marka loo eego hadalada aan khibradu ka muuqan ee uu ku kaambayn gareeyay Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donul Trumph Wuxuu Trump ku adkaystay inuu aad uga soo horjeedo muslimka aduunka oo uu sheegay inay nacayb u hayaan dalka maraykanka iyo dadkiisaba wuxuu yidhi waxaan mesha ka saari doonaa dadka muslimka ah ee maraykanka jooga iyo dadka bilaa sharciga ah ee u badan muslimka sida Syria,somalia ,mexica’kanka wuxuu toos u sheegay muslimka carabta ah xiligoodii wuu dhamaaday waxaanay la mid yihiin sicii la jaqi jiray oo gudhay waana la karbaashi doonaa Donul Trumph malaha khibrad uu macaamil wanaagsan oo uu la wadaago arimaha dibada ama wadamada aduunka iyo saamaynta uu maraykanku ku leeyahay waqti xaadirkan wuxuu kala jabiyay xisbigii uu ka sharaxnaa ee Jamhuuriya oo xubnihii ugu cuslaa diiday qaabka wax u wado Hadaba suaashu waxay tahay Donul J trump iyadoo saadaashu marnaba sheegin in uu ku guulaysan doono ayaa hadana uu ku guulaystay Doorashadii Dalka maraykanka ka dhacday.Gobollada shakiga xooga ah ka yimid oo ay ugu horayso Winsconson PennsylvaniaMichiganBuuq badan oo dhinaca taageerayaasha hilarry clinton ka yimid ayaa ku dhawaaqaya in codadka dib loo tiriyo waxaana maanta la gudbiyay codsigii u horeeyay oo xisbiga the green party haweenayda gobolkaa ka tartamaysay gudbisay .Maalmaha soo socda waxaa la filayaa in gobollada kalena la tirin doono hadii shakigani uu cadaado waxay marlabaad taariikhda Maraykanku gali doonaa ceebtii water gate dimuqraadiyadii la sheegayayna way soo afjarmi doontaa 

Qorre: Ahmedyasin Sh Omar Sh Ahmed furre 

· ifraax on November 28 2016 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>