Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Ilhaan Cumar oo xilkii dhawaan loo doortay loo dhaariyay.

 

Ilhaan Cumar ayaa xilkii dhawaan loo doortay loo dhaariyay shalay ayada iyo dadkii kale ee xilalka keeda la midka ah loo doortay doorashadii dhawaan lasoo gabagabeeyay ee dalkaasi Mareykanka. Ilhaan Cumar ayaa noqotay gabadhii ugu horeysay ee Muslim ah ahna Soomaali ee noqota wakiil ka mid ah wakiilada aqalka senetka ee Minnesota. Ilhaan Cumar ayaa waxaa lagu dhaariyay kitaabka Quraanka. Masuuliyiin badan oo ka tirsan Muslimiinta Minnesota ayaa goob joog ka ahaa meeshii lagu dhaariyay. 'Miyaad ku dhaaraneysaa inaad taageereyso dastuurka Mareykanka iyo kan gobolka Minnesota iyo inaad si daacadnimo ah ugu shaqeyneyso waajibaatka xafiiska laguu doortay intii karaankaaga ah?' Sidaa ayaa loo yeeriyay ayaduna waxay ku jawaabtay, 'haa oo waan aqbalay'. Waxay sheegtay Ilhaan Cumar inay aad iyo aad ugu faraxsan tahay maalintaa shalay ee xilka ay qabatay loo dhaariyay. Ilhaan Cumar waxay sheegtay inay mar dhow daabacaad kusoo saari doonto wixii ay bulshadeeda u qaban lahayd boqolka maalmood ee ugu horeeya shaqadeeda cusub. Muslimiintii badnaa ee ka soo qeybgaly dhaarinta ayaa ugu duceeyay Ilhaan Cumar inuu Alle ku caawiyo inay si wanaagsan ugu adeegto ayaga Allena uu barakeeyo.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 04 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>