Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

CAQLI DUMAY Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed.

QOLADII KULMYE maxaa loo soo sheegaay talow? yar iyo wayn waxaa ka soo hadhay doorasho,wax la yidhi kulmiye wuxuu isku halaynayaa gebi ahaan codadka lixda caasimadood ee waawxayn laascaanood iyo caynaba in uu ka dhaashanayo,Gar adag iyo ceel afwayn waa cidla oo dadkii wuu ka hayaamay sidaa daraadeed ceerigaabo iyana cod badan kama filayo sidaa daraadeed burco wuxuu isleeyahay cidi kaa badsan mayso,sheekh iyo berberana wakaaladii jamaal ayaa u ansixisay inaanay meel kale ahayn xaasi kulmiye,oodwayne iyo salaxlay dadkeedii waa kuwaa wajaale jooga,hargaysana inaan cidi kaga cod badsanayn fooxaa cadeeyey,boorama iyo saylacna sidii ina muumin seed loo soo dhaweeyey Habar carfaan maxamed case iyo ciiseba waa kulmiyahano sidaad daraadeed marka laysu geeyo codadkaasi waa ani foos loomana baahna tuulooyin iyo miyi cidi ka codayso dadka wixii tafaraaruqay ee tegay karkaar Bari,eyl,iyo Garoowe dhinaciisa waxba maaha waraaqaha codayntana siilaanyo haloogu sii dhiibo sanadka danbe iyo golaha wakiiladay siin doonaane,xaalka abaartuna waa sidii kaadir Ardaaga Maxamed Cali Bile sheegoo sidii (aadan cade )ayaynu gacana qoriga ku dagaalamaynaa midna aftida ku gelaynaa,aqoonyahan sidaasuu u dhigay iyadoo taako walba oo dhulkeenii ka mid ah uu halase ka baxayo,adna waxaad tidhi waxan aad halkan ku soo qorayso,idinka iyo dadkuna kala maan ayaad tihiin allow sahal amuuraha,illahay wax iiguma kiin dhiibo saa nina tayda iigama xoog badnee,markaanse labada dhinac kii doonaaba ha noqdee uu guulaysto inta maanta doorasho la galo oo kolayba annagu waa danyartee codayn maynee aad idinku reernimo aad isugu shubtaan yaa loo talin doonaa waa yaabe,yaad adigu xukumi ama kaad xanbaarsantahay uu u talin doonaa ama uu ka kaleba u talin doonaa,aqoontiin guurtay waad rarteen bahashii meel fog ayaadna gayseen allaa ogna sidii looga soo celin balse teelo noomaydaan dhigan

· ifraax on January 10 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>