Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Al-shabaab ku dhaxmaray gobolka Bari.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wararka naga soo gaaray deegaanka lagu magacaabo Af-Urur ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay dagaal culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada Puntland iyo xogagga Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaanka Af-Urur Max’ed Geedi Saalax wareysi siinayay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in dagaalka u ahaa mid culus oo Al-shabaab doonayaan sida uu hadalka u dhigay in ay ku dhibaateeyaan dadka deeganka. ‘’Aad baa leysaga caabiyay ciidamo iyo shacab looma kala harin, saqdii dhexe xalay ayaay weerarka soo qaadeen, ujeedadoodu waxey aheyd in ay dadka dhibaateeyaan ‘’ ayuu yiri. Dagaalka saacado kooban socda ayaa lagu waramayaa ina y ku dhinteen 7 ruux oo dhinacyadii dagaalamay ah. Hassa aheetee guddoomiyaha deegaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa sheegay in dhinaca Al-shabaab ka dileen afar ka tirsan xoogagii weerarka soo qaaday. Degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari oo ay degan yihiin Ciidanka Puntland ayaa waxa ay xaga Galbeedka ka xigtaa Magaalada Boosaaso waxaana ay u jirtaa 70-KM.

Hargeysa Online

· ifraax on January 17 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>