Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shariif Xassan oo isku wadey jagada madaxweynaha oo sheegay in balantaasi looga baxay.

Madaxweynaha dowlad gobolleedka K/galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isaga oo sheegay in siyaasiyiin reer K/galbeed ah uga baxeen balantii ay wada dhigteen.


Shariif Xassan ayaa sheegay in hamigiisa uu ahaa  in wax ka badal lagu sameeyo hogaanka dalka oo mudo dheer sida uu hadalka u dhigay u asteysnaa hal beellood oo kaliya, isaga oo intaa ku darray in hamigaas uu hadda noqday mid guuldareystay.
‘’Isku day ayaan sameynay, laakiin ma guuleysan, annaga ujeedadeena waxey aheyd in dadka reer K/galbeed sanadkan hellaan madaxweyne ama ra’iisal wasaaare, laakiin siyaasiyiin ka soo jeedda deegaannadan oo aan arintaa isku afgaranay ayaa markii danbe ballantii nooga baxay’’ ayuu yiri Shariif Xassan Sheekh Aadan.
Waxaa uu sheegay in shacabka reer K/galbeed, baarlamaanka iyo gollaha xukuumada maamulka intaba isku afgarteen sanadkan isku deyga ah in la hello madaxweyne ama ra’iisal wasaare, lagana gudbno hanaanka aan qorneyn ee ah in reer K/galbeed leeyihiin hogaanka baarlamaanka Soomaaliya.

‘’Waxaan wali aaminsannahay in maalin maalmaha ka mid ah ku guuleysan doonno hogaanka sare ee dalka, maxaa yeellay wax aan leysku dayin lama hello, waxaan rabaa in aan wax ka badal ku sameyno arinta ah in hal qabiil oo kaliya kursiga madaxweynaha u tartamaan’’ ayuu yiri Shariif Xassan.
Shariif Xassan ayaa la rumeysan in uu saameyn weyn ku lahaa doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo siweyn uga soo horjeeday in kursiga guddoonka baarlamaanka ku guuleysto Prof Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari, taa soo afjartay hankiisii siyaasadeed ee ahaa in uu u tartamo kursiga madaxweynaha.

Hargeysa Online

· ifraax on January 17 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>