Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Culimada Soomaaliland oo ka digtay halis ka iman karta Xuudiyiinta Yemen.

Iyadoo waayadii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in maamulka Soomaaliland saldhig militari Imaaraadka ka siinayo magaalada Berbera, ayaa durbaba waxaa soo baxay digniino arintaa ka dhan ah oo ay jeedinayaan culimada.
Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliland ayaa ka digay halista ka dhalan karta saldhiga la sheegay in imaaraadka laga siinayo Berbera, gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay saameynta kooxaha Xuudiyiinta Yemen ku yeelan karaan nabada ka jirta sida uu hadalka u dhigay deegaannada Soomaaliland.
‘’Waxaan idin sheegayaan Soomaaliland waa hadaf, dad yar beynu –nahay, dhaqaalaheenu waa inaga badan yahay, dhibaato kasta oo la soo marayba waxaan leeyahay dadkani waa qani, yaan dalka la duminin, yaan nabad-galyo darro loo soo jeedin, yaan loo soo rarin dagaal aynu xamili kareynin, maalin walba Xuudiyiinta Xaramka ayeey ku tuuraan Iskaat ama madfac, miyaad is leedihiin Berbera ayaaba uga dhaw oo ay duqeyn karaan, sidaa daraadeed nabada aynu wada ilaashano, ayuu yiri’’ Sheekh Aadan Siiro.
Waxaa uu sheegay in hadii leysku dayo in la dhiso saldhiga militari ee Imaaraadka Carabta taa macnaheeda noqonayo in Soomaaliland yeelaneyso cadaw aysan hada laheyn waa sida uu hadalka u dhigay Sheekh Aadan Siiro.
Ugu danbeyntii, dhawaan ayaa la sheegay in Soomaaliland hishiis la gashay dowladda Imaaraadka Carabta, kaa oo la xiriira saldhig militari oo ay ka sameysanayaan magaalada Istiraatijiga ah ee Berbera.

Hargeysa Online

 

· abdi on January 22 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>