Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

12 qof oo Soomaali ah oo lagu xiray Masar.

Inta la ogyahay ilaa 12 qof oo Soomaali ah ayaa waxaa xabsiga dhigay booliiska dalka Masar kadib hawlgal boolisku sameeyay.


Dadka la xir xiray ayaa lagu waramyaa in ay qaxooti ku ahayeen dalka Masar, madaama waayadii ugu danbeeyay halkaa ay ku sii qul qulayeen dad Africaan u badan oo uga sii talabanaya dalalka Yurub.

Ciidamada booliiska dalka Masar oo howlgalka ka sameeyay xaafaddaha ay Soomaalida ku badan yihiin ayaa xabsiga dhigay Soomaali la tuhusan yahay in ay ahaayeen tahriibayaal.

Xaafadaa ayaa waxaa lagu magacaabaa Caashir waxaana dadkaa oo dhallinyaro u badan laga soo qabtay gaar ahaan maqaayad Soomaali ay xaafadaa ku leedahay.

Waxaa dadkaa sida la sheegay iminka lagu hayaa xabsi ku yaala degmada Nasir City ee caasimada Qaahira.

 

Hargeysa Online

 

· abdi on January 23 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired