Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Itoobiya oo soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ay ammaan u jeedisay sida ay doorashada u dhacday.

War ka soo baxay xukuumada Itoobiya ayaa lagu ammaanay sida ay u dhacday doorashadii maalintii shalay, isaga oo dhinaca kalana soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya afarta sanno ee soo socta Max’ed Cabdullaahi Farmaajo. Doorashada ayaa sidoo kale waxaa soo dhaweeyay dowladdaha Kenya, Mareykanka iyo Turkiga oo dhamaantood muujiyay taageerada ballaaran oo ay u hayan madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya. Dowladdaha Itoobiya iyo Kenya ayaa ka mid ah dowladaha ay ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, dhinaca kalana si dhaw ula socday doorashada oo aheyd mid siweyn isha loogu wada hayay natiijada ka soo bixi doonta.

Hargeysa Online

 

· abdi on February 09 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired