Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Dawlada Hoose EE Borama oo ku jirta Wakhtigii Ay ugu xumayd intii ay jirtay.

Somaliland  oo  hada  lix iyo labatan jirsatay 26 sano   ayaa  waxa  iska soo badalayay  magaalooyinka  waa waa  wayn  iyo  dagmooyinka  yaryarba  maayaro  laga soo magacaabi jiray dawlada  dhexe   ama  hadaan si kale  u idhaahdo  wasaarada  arimaha Gudaha  ayaa soo magacabi jirtay   cida maayar noqonaysa   markastana waxa  lagu  qiimayn jiray qofkaa  lasoo magacabayo wax qabadkiisa  marka  la tijaabiyo  mudo  hadii  waxqabadkiisu liito  dawlada  ayaa   si dhakhso ah ubadali jirtay   hadii waxqabad uu  la yimaadana  waa  loo  daynjiray.Waxa  jirtay  in  2003dii  wixii   kadanbeeyay   lasoo doortay  dawlada  hoose  kuwaas oo  aanay dawlada  dhexe  badalkooda iyo magacaabistooda  midna  aanay shaqo  ku lahayn waxana aynu unaqaanaa  golayasha  deegaanka  waxa  looga jeedaa waa  dad kazoo jeeda  deegaanka  laga doortay  iyaga  ayaana  u xil saran  horumarinta ,wixii  isbadal  ah  ee  la samaynayaana   iyaga  dhexdooda  ayay  ku xidhantahay  cidkale   oo soo faro galisaana  majirto.Hadaba  waxa   dhacday  in  sanadkii 2012kii   dadkii la doortay ay  noqdeen    dadkii  ugu liitay  abide e  la doorto  markii  la doortay  kadib  sanadkaa  aan kor ku soo sheegnay waxa  maayar   ka  noqday  magaalada borama  nin  la yidhaahdo    saleebaan  xasan xaddi  oo  ku magac dheer   afarjeeble    mudadii  uu mayarka  ahaa    wax qabad  wuu jiray  haba  la dhaliilo  marka  loo  eegu  kuwii  ka horeeyay   waxa   labadalay  sanadkii  2015 kii  wakhtigas oo ladoortay ninkale  oo  maayar ah  oo magaciisa  lagu sheegay  maydhane  oo aan anigu u aqaano  ma  maydheHadaba  intii  nikaasi la doortay  madadaa    labada  sano  ah ee  ninkaa  danbe   uu maayarka  ka yahay  magaalada  Borama  waxay gashay khasaarihii  ugu  xumaa  abid  ee ay soomarto  dawlada   hoose  ee  borama    haba  yaraatee  magaaladaa  borama    wax hour mar ah oo uu  nikaasi  ku soo kordhiyay  ma jirto,  dhinaca wadooyinka  dhinaca  nadaafada  dayactirka  magaalada    iskaba  daa  wax kale  waxa  la  iibshay  oo   dadka oo dhami  ka dharagsanyahay dhulkii  danta guud  ahaa   oo aan  wali geed  cidi  ku  hawaysan    meelaha  qaarkoodna   xafiiskiisa  ay  u jiraan wax kayar  30 talaabo.  Waxa  kale oo intaa dheer  in mashruucii  la odhan jiray    jibii  el jii   JPLJ   mashruucaasi  oo lagu horu  mariyo  magaalooyinka  Somaliland   in anu  kaba shaqayn mudadaa  uu joogay  ninkani   waxana  wararka  qaar sheegayaan   in lagaba  reebay magaalada  boorama mashruucaasi   ujeedaduna  ay  tahay  faham la,aan iyo jaahilnimo   ka timiday  dhinaca  maayarkan cusub     waayo  maba  aha  nin  waligii  magaalaba  wax  kazoo  arkay  hadaa  maba  aha  nin  wax  akhriya  jaahilnimadaasi waa ta  keentay in aan cid  kaanatarooshaaba  aanu jirin    cashuurta  umada  laga qaado     meel  ay  ku dhacdana cidiba   kama  war qabto    dadkuna  waxay  is  waydinayaan   meesha  ay  ku dhacdo  lacagtan cashuurta ah  ee  laga  qaado    waxaana  ka dhex jira   guux badan  dhinaca  bulshada   ku dhaqan  magaaladan  Borama  taas  oo  ah  maxaa   la  inooga   badali  la, yahay    ninkan   fadhiidka  ka dhigay   dawladii  hoose   ee  magaalada  borama   mise  kuwan xildhibaanada  ah  ayaanay   kuba jirin  wax dhaama  kan  wax  kasii daran  mooyee. Hadaba  waa in  lakala  cadeyaa   eeda   cida iska leh   dhinaca  dawlada  dhexe  iyo  dhinaca xildhibaanada  midka  ay tahayba.hadii  kale  waxa   dhacaysa  in maalmaha  soo socda   dadku  ay  ku wajihi doonan mudharaad.

 

Qalinkii .  Ayaan  Cali   Warsame 

· ifraax on February 16 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>