Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maleyshiyo Gadoodsam oo sii daayey gaadiidkii ku xanibnaa Garoowe.

Maleyshiyo gadoodsan oo ku sugan koontaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa lagu waramayaa in xalay saqdii dhexe sii daayeen gadiid xamuul ah oo halkaa ku xanibnaa tan iyo markii ay ciidamada gadoodka sameeyeen.


Gadiidka la sii daayay ayaa la sheegay in intooda badan ay ka kala yimaadeen magaalooyinka Boosaaso Gaalkacyo ilaa Beledweyne kuwaa oo siday shixnado kala duwan.

Ciidamada ayaa wali ku sugan koontaroolkii ay la wareegeen ee koonfurta magaalada Garoowe ee xarunta dowlad gobolleedka Puntland.

Go’aanka siidaynta gadiidka ayaa ku yimid dadaal ay sameyeen waxgaradka si xal loogu helo arrimahan oo maalmahan dambe ku soo noq noqday Puntland.

Ugu danbeyntii, ciidamada gadoodsan ayaa ka cabanaya mushaar la'aan, balse maamulka Puntland waxay sheegeen in ciidamadaay siiyaan mushaharkooda iyo waliba guno.

Hargeysa Online

· ifraax on March 10 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>