Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Puntland oo beeniyay in Daacish ay qabsadeen deegaan hoosyimaada Qandala.

Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada  degmadda Qandala.


Guddoomiyaha degmadda Qandala Jaamac Maxamed Quurshe ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in Daacish ay gudaha u galeen deegaanka, waxaana uu hadalkiisa uu sii raaciyay in ciidamada Puntland ay joogaan degaanka Saan.
Dhinaca kale Jaamac Maxamed Quurshe, ayaa qiray in Daacish ay ku suganyihiin degaano u dhow degmadda Qandala.
Shalay ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya in kooxa Daacish ay qabsatay deegaanka Saan, oo hoos yimaada degmada Qandala ee Gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland.
Dhinaca kale wararka saaka aan heleyno ayaa sheegaya in wali Daacish ay joogaan deegaanka Saan.
Dagaalyahanada ISIS, ayaa saldhigyo ku leh buuraha Galgala ee Puntland. 
Kooxda Dowladda-Islaamiga isku magacawday, ayaa sanadkii hore qabsaday guud ahaan degmadda Qandala, balse markii dambe ciidamada Puntland ayaa ka saaray deegaanka.
Kooxda Daacish waxaa hoggaamiya wadaadka lagu magacaabo Sheekh Cabdulqaadir Muumin oo sanado ka hor ku dhawaaqay inuu ka baxay Xarakadda Al-Shabab uuna ku biiray Daacish.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on April 18 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>