Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed ay soo saareen jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.

Annaga oo ku hadlayna magaca kor ku xusan waxaa naga go,an in aanu mar walba tilmaanno meelaha toosinta u baahan ee aanu u aragno in ay tahay in wax laga qabto, taas oo ay naga tahay in aanay habsami u socodka dalka Somaliland waxba ka qalloocan.

 

Arrimaha aanu farta ku fiiqayno waxa ka mid ah .

 

Geesinnimada Cabdilaahi

Cabdilaahi Jawaan Lataliyaha madaxweynaha,waxaanu ku hambalyeynayna go,aanka geesinnimada leh ee uu qaatay ,isaga oo caddeeyey,in ay ku adkaatay madaxwaynaha jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud siiraanyo ee uu la taliyaha uga ah arrimaha doorashooyinka in la kulmo madaxwaynaha,shirarka guddida doorashhiyinkana aan laga oggolayn in uu  shir la qaato.

Haddii dulmiga laga dheeraado daryeelka dalkaaga ayeye dan u tahay.

 

 Maroorsiga, Maxamud Xaashi.

Wasiirka madaxtooyada mudane Maxamud Xaashi Cabdi

Ceeb ayey ku tahay in uu madaxwaynaha dalka isaga oo nool u gacan dhaafo,kana maroorsado arrimaha bulshada reer Somaliland u dooratay.

Waxaana la gudboo wasiirka in uu xilka uu qaranka u hayo ku koobnaado,sharafta madaxwaynahan ilaaliyo

 

Is ilaalinta saylici.

Madaxwayne ku xigeenka dalka mudane Cabdiraxman Cabdilaahi Saylici,waxaa la gudboon in uu xilka uu dalka uu hayo ee bulshada reer Somalinad u dooratay ka muuqdo kana dheeraado habrasho oo aanu u oggolaan cid kasta oo shaqadiisa u gacan dhaafta geesinnimana muujiyo.

Farsma xumada Obsiiye

Wasiirka wasaardda shaqada iyo arrimaha bulshada  mudane Maxamed cabdilaahi Obsiiye

1 Mushtaaq, agaasime maamulka iyo lacagta.

2.Cabdi shakuur, Qayabta lamaanaha ee wasaaradda.

3.Sabaad, xisaabiyaa wasaaradda.

 Shaqaalahan wasaaradda xilalkaas kala duwan ka hayey waxay ka soo wada jeedaan beel ka mid ah beelaha reer somaliland iyaga oo shaqaadooda si habsami ah u gudanaya ayuu wasiirku ka eryey shaqaddoodii ay qaranka u hayeen,sababta uu wasiirku arrinta masuuliyadda darradu ka muuqatana waxay tahay kala jeclaysi beelaha Somaliland  ee walaahaha dalkuna ka wada dhexeeyo.

Waxaanu ku beddelay wasiirku xubnahan hoose oo iyaguna beel ka soo wada jeeda,

Waxaa jira qaar kale oo uu ku talo jiro in uu shaqada ka caydhiyo

1. Cawaale Maxamed  Muuuse .

2. Xamda Yusuf  Aadan .

3. Filsan Xusen khalif.

4. Cabqadir Daauud Cige.

 

Arritan anshaxa dawladnimada ka baxsan ee uu wasiirku ku tallaabsaday waa mid sharaftiisa iyo odaynimdadiisaba wax yeelaysa waxaan u wanaagsan in aanu bulshada xilka u wada hayo kala jeclaysan oo qarannimada ilaaliyo. Waxaa iswaydiin mudan wasiirku waxaa uu uga jeeday arrinta qaawanaantu ka muuqato

 

Talo soo jeedin.

 

Masuuliyiinta dawladda in ay ku koobnaadaan xilka loo dhiibay ee aanay ka hororsan xil aa massul kale qaranka u hayo.

 

Xisbiyada qaranka

in ay ka dheeradaan kala qaybinta bulshada reer Somaliland,soona bandhigaan xisbi waliba haddii ku guulaysto doorshada foodda innagu soo haysa,qorshihiisa uu dalka ku hoggaamin doono haddii Allah idmo

 

 

Bulshada reer Somaliland

In ay ilaashadan  nabadgelyadooda melna uga soo wada jeestaan cadwgooda iyo cid kasta oo kala qaybinaysa,isku duubnidoodana kala furfuraysa.

 

 

Abaaraha

 Bulshada reer Somaliland si isku mid ah uga wada qaybqaato walaalihiinna dhibaataysan

Masuuliyiinta dawladda shacabka aad xilka u haysan ha idiin sinaado naas nuujin iyo dulmina ka dheeraada, il dhibaataysani il dheregsan yey eegin.

 

Dalka jamhuuriydda Somaliland wuxuu dalal badan dheeryahay wax isu sheeg is toosi  iyo kala qadasho taladada.

 

 

Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh innaga dhigay muslilimiinta

Jaalliyadaha reer Somaliland reer ee deggan ingiriiska

 

· ifraax on April 19 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired