Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Soomaaliya oo siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Bole International Air Port ku soo dhoweeyay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desaleg iyo madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max’uud Cumar.
Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uga bilaabatay Addis Ababa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta labo cisho, waxaa lagu wadaa in uu la kulmo madaxweynaha Itoobiya Mulato Tshome iyo ra’iisul wasaare Hailemariam.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa inta ay joogaan Addis Ababa booqan doono goobo kala duwan oo ka mid ah kaabayaasha dhaqaalaha dowladda Federaalka Itoobiya.
Booqashadan ayaa  noqoneysa tii u horeysay ee Madaxweyne Farmaajo ku tago Addis Ababa, isagoo Madaxweyne ah, waxaa uu horay u booqday isagoo ra’iisul wasaare ah bishii December ee sanadkii 2010.

farmaaadis1.jpg

farmaaadis2.jpg

farmaaadis3.jpg

farmaaadis4.jpg

farmaaadis5.jpg


Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ahaa mid aad u hooseeyay tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo la doortay horaantii bishii February, iyadoo xilligaas Itoobiya loo arkayay in aysan ku qanacsaneyn doorashadiisa, si gaar ahna u taageersaneyd Musharaxiin kale.
Safarka madaxweyne Farmaajo ee Itoobiya ayaa noqonaya kii lixaad, sidoo kale waxaa uu noqonaya socdaalkii labaad ee uu ku tago wadamada dariska la ah Soomaaliya isaga oo horay u booqday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

Hargeysa Online

· ifraax on May 03 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>