Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukun dil ah oo lagu fuliyay gacan dhiigle horay dil u geystay.

Maxamed Faarax Dayib ayaa dil Qisaas ah lagu fuliyey magaalada Buuhoodle kadib markii uu diley Abdiraxiim Saleban Faarex "Rabiish" oo ka mid ahaa dhalinyarada fara ku tiriska ah ee u itaaga arimaha Bulshada.

 


Qisaasta ayaa timid xili ay isku afgarteen labada beelood xeer u yaaley degaanka Buuhoodle oo ahaa cidii wax disha in loo qisaaso, taas oo lagu fuliyey 6dii bilood ee la soo dhaafay afar gacan ku dhiigle sida uu Hargeysa Online u sheegay Khadar Cawl oo ah suxufi halkaasi ka hawl gala.

Talaabadan ayaa laga soo dhoweeyey guud ahaan degaanka iyadoo culimada qaarkood oo halkaasi ka hadlay ay sheegeen in qisaasta ay noloshooda ku jirto, ka waxdileyna ay aakhiradiisu ku jirto.

Mutadawaca dhintay oo habeenkii shanta April ahayd la dilay ayaa waxa uu ahaa aqoonyahan gacanta ku haya iskool dadka danyarta ah wax lagu baro, waxaanu ahaa shaqsigii koowaad ee isku taaga taakulaynta abaaraha, xiligii shubankana waxaa uu hogaan u ahaa dhalinta quudinta bukaanka.


Ururada dhalinyarada degmada Laascaanood ayaa isugu yimid kulan baroordiiq oo ay tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Alle hawnaxariistee Abdiraxiim Saleban Faarex "Rabiish" waxaanay xuseen waxqabadkii uu bushada u hayey.

Sidoo kale waxaa magaalada Hargeysa kulan kaas oo kale ah ku qabtay dhalinyaro gurmad caafimaad u tegey magaalada Buuhoodle waxaanay kulankaas ku xuseen mudadii ay halkaas joogeen wixii ay kala kulmeen iyo dadaalkiisii, iyagoo weer cas madaxa ku xidhay si ay u muujiyaan dareenkooda tacsi iyo taariikh nololeedkiisii ayay halkaasi ku soo jeediyeen.

Hargeysa Online

 

· abdi on May 07 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>