Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Farmaajo oo sheegay in dowladdiisa ay la dagaalameyso saddex cadaw.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka shirka London, ayaa sheegay in dowladdiisa ay la dagaalameyso sida uu hadalka u dhigay saddex cadaw.


Shirka London oo ah mid heerkiisa uu sareeyo ayuu madaxweynaha marka hore u mahad celiyay dowladda Britain ee shirkan martigalisay iyo dhamaanba wakiilada beesha caalamka ee shirka jooga, isaga oo ku tilmaamay shirkan uu ku soo beegmay xili Soomaalida ay ka go’an tahay in aysan dib u laaban.
Waxa uu sheegay in dowladdiisa ay ka dhabeyn doonto la dagaalanka saddexda cadow ee Soomaaliya ay leedahay, oo kala ah ayuu yiri “argagixisada, musuq-maasuqa iyo saboolnimada”.
Madaxweynaha ayaa dalbaday si dib u dhis loogu sameeyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed loo baahan yahay caalamku in uu cunaqabateynta hubka ka qaado Soomaaliya oo mudo dheer saaran.
Waxaa uu intaa ku darray in ay ka shaqeyn doonaan sidii loo maareyn lahaa hubka hadii laga qaado cunaqabateynta, waxaa uuna ka codsaday dowladaha saaxibada la ah Soomaaliya iyo golaha ammaanka ay ka wada shaqeeyaan qorshe dhameystiran oo cunaqabateynta hubka looga qaadayo Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbadisa ku dheeraaday ka hadalka arimo kale oo muhiim ah , gaar halka ay Soomaaliya mareyso marka loo eego sanadihii aynu soo dhaafnay.

Hargeysa Online

 

· abdi on May 11 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>