Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Talyaaniga oo xiray Nin Somali ah oo loo heysto tacaddiyo ( Magafe)

Saraakiisha dowladda Talyaaniga ayaa sheegaya inay xireen nin Soomaali ah oo lagu eedeynayo in uu ku lug leeyahay tacaddiyo loo geystay dad magan-gelyo doon ah, ka hor safarkoodii Badda Medetrianka ay kaga soo talaabeen, kuna soo gaareen Siishilis.


Booliska ayaa baaritaano ay wadeen mudo ku dhaw todobaad waxaa u suuragashay in ay gacanta ku soo dhigaan eedeysanahan, ayna u taxaabeen xabsiga, si cadaalada loo horgeeyo.

Booliska ayaa hada waxa ay ka shakisan yihiin ninkan in uu ka tirsan yahay urur caalami ah oo si sharci daro ah dadka u tahriibiya, xitaa mararka qaar dila.

Liibiyiinta dadka ku heysta goobaha ku yaalla gudaha Liibiya ayaa dhibaatooyin xun dadka u geysta oo xitaa mararka qaar dhacda in sida qofka ay u garaacayaan uu dhinto.

Labadii malmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa la soo badbaadiyay muhaajiriin gaareysa 5000, kuwaasi oo la soo gaarsiiyay dhanka Koonfureed ee Badda Medetrianka.

Hay’adaha xuquuqda aadanaha ayaa in muddo ah sheegayey in muhaajiriinta soo mara dalka Liibiya ay la kulmaan xadgudubyo baahsan oo ay u gaystaan dadka ka ganacsada masaafurinta.


Hargeysa Online

· abdi on June 28 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>