Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Al-shabaab oo sheegatay in Lamu ay ku dileen saraakiil iyo mas’uuliyiin Kenyaan ah.

Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Gobolka xeebta ah ee Lamu, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay weeraro xiriir ah ka geysanayeen.


War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerar ay ku qaadeen kolonyo ay la socdeen Ciidamada Kenyan ah oo marayay inta u dhaxeysa Lamu iyo deegaanka Mpeketoni.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerarkaas ay ku gubeen hal gaari, ayna dileen askartii saarneyd, sidoo kalena ay la wareegeen labo gaari oo kale

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ayaa sheegay in weerarkaas ay ku dileen illaa shan askari oo ka tirsan Ciidamada Kenya.

Wararka ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay afduubteen haweeney mas’uul aheyd, iyadoo ciidamada Kenya ay howl gal ka bilaabeen Keymaha Boni oo la sheego in Al-Shabaab ku dhuumaaleysanayaan.

Al-Shabaab ayaa todobaadyadii la soo dhaafay weeraro ka geysanayay Gobolka Xeebta ee Kenya, sida Lamu iyo deegaanada kale.

 

· abdi on July 15 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>