Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Labadii beelood ee ku dagaalamay Buuhoodle oo la kala qaaday

Waxaa lagu guulaystey in la kala qaado dhinacydii shalay ku dagaalamay magaalada Buuhoodle, kadib markii gurmad waxgaradah ay degaano kala duwan ka yimaadeen.


Maxamuud Cali oo ka mid ah dadka degaanka ayaa Hargeysa Online u sheegay in laga saaray magaalada kooxihii hubaysnaa ee labada beelood, waxaana la rajeynayaa in laysu keeno labada dhinac ee is haya.

"Waxaa dhintay nin ka mid ah dadka ergada ahaa ee gurmadka ku yimid, waxaana rasaaseeyey mid ka mid ah labada beelood ee hawshooda meesha loo Tegey, ninkii rasaasta lahaa waa la qabtay waxaana la sheegay in lagu wareejiyey Beeshii ninka ergada ahi ahaa" sidaana waxaa Hargeysa Online u Sheegay Suxufi Khadar Cawl, oo intaas raaciyey in qasaaraha dhimashada ilaa shalay ay ka dhigayso 10 ruux, halka dhaawacuna labaatan ka badan yahay.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali ayaa gadhwadeen haatan ka ah xabad-joojintan oo ay weheliyaan waxgarad iyo cuqaal ayaa gudi ka kooban 30 u saaray sidii ay u soo afjari lahaayeen colaadan.

Dhinaca kale Baaqyo kala duwan ayaa ka soo baxaya degaano kala duwan, oo ay ka mid yihiin Ceerigaabo, Xuddun, Taleex, Garoowe, Hargeysa iyo degaanno kale, waxaana la sheegayaa in ay ku sii jeedaan magaalada Buuhoodle ergooyin badan.

Dagaalkan ayaa ku soo beegmay xili maamaulka Khaatumo, garabka Cali Khaliif Galayr ay doorasho lagu dooranayo madaxweyne ku xigeen ayaa ka socotey magaalada Buuhoodle, taas oo dad badan ka cadhaysiisay dad-weynaha, xili horeyna loo hadal hayey xanshashaq lagu sheegay in xiisada hurinteed qayb ay ku lahaayeen.

Ugu danbayntii magaalada Buuhoodle waa degan tahay, meelo ka mid ah magaaladana waa ka muuqdaa raadkii colaadeed ee shalay haba u badnaado xaafadaha iyo suuqyada ay ku badnaayeen labada beelood ee colaadu dhexmartay, waxaase muuqata yididiilo waawaan nadeed.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on August 20 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>