Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay war si khaldan uga baxay Idaacada BBC-da.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa ka hadlay war si khalad ah uga baxay idaacadda BBC-da oo ay raali galin ka bixiyeen.

 

Wasiirka ayaa sheegay inkastoo ay raaligalin ka bixisay warkaasi khaldan ee ay baahisay hadana waxa uu arrintaasi ku tilmaamay mid si ula kac ah u sameeyeen qaar ka mid ah shaqaalaha Idaacadda oo aan marna ka suurogal ahayn in Idaacad weyn oo guun ah khalad noocaas oo kale ah inay gasho.

Idaacadda Bbc ayaa maalmihii dadka Soomaalida ah lagu laayey Oromadda ka dhigay in dilkaasi ka dhashay laba qof oo Oromo ah oo Hargeysa lagu dilay inay sababeen dilalkaasi SOomaalida loo gaysta, haseyeeshee markii fal celin badan heshay dib u saxday oo raaligalin ka bixiyeen khaladkaasi dhacay.

“BBC-du inkastoo waajibaadkooda saxaafadeed ee sixitaanka warkii sida khalad ah uga baxay idaacadoodda ee ku saabsanaa sababaha keenay dilkii dadkii lagu laayey deegaanka Oromadda ayaa hadana waxaan uga mahad celinayaa sida degdeg ah ee ay dib u saxday warkoodii khaldanaa, ee ay baahiyeen habeenimadii 16 bishan September, 2017, waana sida ay dhigayaan xeerarka caalamiga ah ee shuruucda saxaafaddu, in la saxo war khaldan haddii la arko marka laga soo dacwooddo ee la hubiyo la saxo ama raaligalin laga bixiyo”ayuu yidhi wasiir Cadaanni.

Waxaanu intaas ku daray “haseyeeshee anagoo dawlad ahaan aqbalay oo ku qanacnay ugana mahad naqayna BBC raali galintaa ay ka bixiyeen warkii khaldanaa ee ay baahiyeen waxaase u aragnaa inuu warkaasi ahaa mid ay u badheedhay BBC-du shaqaale ka mid ahi, maadaama oo ay tahay idaacad guun ah oo aanay marna ka suuronoqon Karin in si fudud uga baxo warkan oo ahaa mid xasaasi ah oo khaladkiisa yar ka dhalan karaa khasaarooyin naf iyo maalba sababa oo aad u balaadhan, hadaba iyadoo ay jiraan khaladaad hore oo kan la mid ah ama u dhow oo Somaliland ka galeen oo BBC-du qaybteedda Soomaaligu ka baahiyeen ayaa waxa aan uga digaynaa inay mar kale ka galaan khalad kale oo kuwan la mid ah”.

Sidoo kale, wasiirku waxa uu dadweynaha reer Somaliland uga digay in waxyeelo loo gaysto dadka qaxootiga ah ee Oromadda ee ku sugan Somaliland.

Hargeysa Online

 

· abdi on September 19 2017 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired