Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hay'adda Socdaalka ee QM oo xafiis ka furatay Soomaaliya

Hay'adda Socdaalka ee QM ayaa sheegtay Jimcihii in ay xafiis ka furatay Dollow ee gobolka Gedo ee Soomaaliya iyada oo ka jawaabeysa barakac ballaaran oo ay sababeen abaaro iyo amni daro.

 

Hay'adda Caalamiga ee Socdaalka (IOM) ayaa sheegtay in ay kor u qaaday barnaamijkeeda wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah ee gobolka, hirgelinta hawlaha xasilinta bulshada ee guud ahaan gobolka Gedo, oo ay ka mid yihiin dayactirka dugsiyada iyo xafiisyada degmada.

Kevin Merkelz, oo ah Sarkaalka Hawlgallada IOM ee Dollow, ayaa sheegay in shaqada IOM ee Dollow aysan suurtagal ahayn iyada oo aan loo marin taageerada joogtada ah iyo niyadsamida maamulka degaanka.

"Dhismaha xafiiskani waxaa uu muujinayaa balanqaadkayaga in aan u adeegno bulshooyinka ay dhibaatadu saameysey ee Doolka ee 2018 iyo wixii ka dambeeya," ayuu Merkelz ku yiri hadal uu soo saaray Muqdisho.

Laga soo bilaabo May 2017, IOM's Matrix Tracking Matrix ayaa lagu qiyaasay in ka badan 40,000 qof ay ku noolyihiin 58 goobood oo xero barakacayaal ah kuwaas oo marti-gelinaya dadka cusub ee barakacayaasha, tiradan, sida laga soo xigtay IOM, waxay kor u kacday 75,684 bishii Sebtembar 2017.

"Kooxda IOM ee CCCM waxay si dhow ula shaqeyneysaa Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Deegaanka ee Degmada si loo hagaajiyo xaaladaha nololeed ee barokacayaasha iyada oo loo marayo ballaarinta goobta iyo qorsheynta, iyo sidoo kale isku daba-ridka hay'adaha aan dowliga ahayn iyo hay'adaha kale ee Qaramada Midoobay.


Hargeysa Online

 

· abdi on January 27 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>