Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Madaxweyne Farmaajo oo Addis Ababa kula kulmay Antonio Gutters.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kusugan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya ayaa la kulmay Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio gutters,iyagoo kawada hadlay arrimaha Soomaaliya.


Antonio Gutters Xoghayaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa amaanay guulaha Dowladda Soomaaliya ay ka gaartay isbedelada dhinacyada amniga iyo maamulka,isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in la gaaro hiigsiga geedi socodka 2020 ee doorashada ka dhicii doonta dalka.

Wuxuu sidoo kale balanqaaday in Qaramada Midoobey ay sii kordhin doonto taageeradeeda Soomaaliya,si dowladda Soomaaliya ay u hirgeliso adeegyada ay uga baahanyihiin bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyay kuna amaanay Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale la filayaa in uu la kulmo madax kaladuwan oo ku sugan madasha shirka magaalada Addis-Ababab ee caasimadda dalka Itoobiya,halkaasi oo uu ka socoda shir madaxeedka hoggaamiyaasha Midowga Afrika.


Hargeysa Online

 

· abdi on January 28 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>