Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

90 Tahriibayaal ah oo Ku Qaraqmay Xeebaha Libya.

Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku qaraq-meen xeebaha Libya, ka dib markii kooxo dadka tahriibiya ay dooni ku soo qaadeen taasoo badda ku degtey, goor hore oo Jimcihii ah.


Illaa iyo hadda 3 qof ayaa ka soo badbaadey doontaas iyadoo 10 qofna meydkoodii ay baddu ay too tuurtey, sida ay sheegtey hay'adda IOM ee muhaajriinta caalamiga ah qaabilsan.

Mid ka mida dadka soo badbaadey ayaa u sheegey shaqaalaha gar-gaarka in inta badan dadka tahriibayaasha ah ay ahaayeen Baakistaaniyiin, kuwaasoo isku soo urursadey si ay usoo gaaraan dalka Talyaaniga.

Goor sii horeysey ayaa saraakiisha magaalda Zuwara ee galbeedka Libya, waxa ay sheegeen in laba qof oo reer Libya ah iyo qof u dhashey Baakistan laga soo badbaadiyey doontii ay la socdee. 10 qof oo u badan Baakistaaniyiin ayaa meydadkooda illaa iyo hada la heley.

Zuwara ayaa ku taala meel u dhow xudududa uu dalkaas la wadaago Tuunuusiya waana mid ka mida meelaha ay tahriibayaashu ugu jecel yihiin in ay ka dhoofaan.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on February 02 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>