Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Shir ay isugu yimaadeen Siyaasiyiin iyo Waxgarad oo ka dhacey galbeedka Laascaanood.

Shirkan oo maalmihii u danbeeyey u soconayey beesha degta Koonfurta iyo Galbeedka degmada Laas-caanood ayaa waxaa isugu yimi siyaasiyiin mabbaadii kala duwan wata, iyadoo uu ka mid ahaa Prof. Cali Khaliif Galayr, madaxweynihii Khaatumo ee heshiiska la furay Somaliland.

 

Shirkan oo laba qodob gogol dhig u ahaayeen oo kala ah go'aan ka qaadashada wadahadala Khaatumo iyo Somaliland iyo sidii wax looga qaban lahaa xoolo fara-badan oo beesha lagu xukumay dagaalo badan oo ay galeen.



Qodobadii ay so saareen ayaa waxaa ka mid ahaa Sudan:-

1: In Beeshu ay kala mid tahay Beelaha Dhulbahante Taageerida Wadahalada Nabaded ee u socda Somaliland iyo Khaatumo .

2:In La Xoojiyo Nabada iyo Adkaynta Midnimada .

3: In la dhowro Deegaanka iyo Isticmaaalka dhulka .

4:In la horumariyo ganasiga iyo Maalgashiga .

5:In Midnimada iyo Wadajirka Beesha La ilaaliyo .

6 :In la dhawro Xeerarka iyo Heshiisyada beelaha ay la gashay beesha ay dhawrto .

7:Beeshu waxay soo
dhawaynaysaa wadajirka iyo Midnimada Beelwaynta Dhulbahante .
8: Beeshu Waxay baaq nabadeed u diraysaa Walaalaha shaqaaqada Cusubi ku dhexmartey deegaanada GOCAN-DHAALE iyo Horufadhi ee gobolka Cayn .

9:Beeshu waxay isla garatay in laga fogaado wax kasta oo u keeni kara nabada gelyo xumo iwm .

10:Beeshu Waxay isku raacday in la adkeeyo oo la dhamaystiro Heshiisyadii Nabadeed ee ay la gashay Beelaha Cabdi Garaad

iyo Cumar Maxamuud.

11: Beeshu waxay soo dhawanyasaa Nabad gelyo iyo wanaag ka dhacda dhamaan geeska Africa .

12:In ay Beeshu iska bixiso Magaha lagu leeyahay mudadii lagu heshiiyey si loo ilaaliyo wada noolaanshaha iyo nabada .

Si kastaba ha ahaatee qodobka koowaad oo ah ka shirka ugu muhiimsanaa ayaa dhaliyey muran goobaha xanshashaqa maadaama uu yahay mid hadoodilan aan si cad u qeexin go'aanka, in kasta oo loo badinayo in ay tahay halkii madaxda dhaqanku mareen taas oo Prof Galayr ka dhigaysa in uu cadhuuftiisa dib uga leqo hadaan qaab kale loogu sharixin.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on March 09 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired