Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qarax gaari oo goor dhaw ka dhacay meel ku dhaw Isgoyska Zoobe.

Qarax lagu soo xiray gaari ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Gaarigan ayaa la sheegay in ay la socdeen saddex dhalinyaro mid ka mid ah la sheegay in uu dhaawac soo gaaray, waxaana uu gaar ahaan qaraxa ka dhacay Laami yaraha Zoobe.


Hay’adaha ammaanka dowladda Federaalka ayaa waxaa ay sheegeen qaraxan nuuciisa in uu ahaa mid loo yaqaano dhejiska, hadana ay wadaan baaritaano.

Qaraxyada ayaa u muuqda kuwa ku soo badanaya magaalada Muqdisho, iyadoo dadku arintan cabsi weyn ka muujinayaan.

 

Hargeysa Online

 

· ifraax on March 28 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>