Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukuumada Somaliland oo mamnuucay inay hay’adaha laga leeyahay Soomaaliya.

Kalfadhigii golaha Wasiirada ayaa maanta laga soo saaray saddex qodob oo kala ah in hay’adaha Soomaaliya laga leeyahay ka hawlgalin Karin Somaliland, guddida hirgelinta Barnaamijka Shaqo-qaran iyo wasaaradaha arrimaha gudaha iyo gaashaandhiggu ka hawlgalaan la dagaallanka aafada Tahriibta.

 

Kal-fadhigan oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, isla markaana uu goob-joog ka ahaa madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa lagaga dooday hawlaha qaran ee goluhu u xilsaaran yahay iyo ka midho-dhalinta himilada guud ee qaranku leeyahay.



Ugu dambayntii waxa kulanka laga soo saaray saddex qodob oo muhiim ah, kuwaas nuxurkoodu ahaa sidatan:

1.Waxa guddi loo saaray hirgelinta Barnaamijka Shaqo-qaran oo kamid ahaa tiirarkii muhiimka ahaa ee Barnaamij-siyaasadeedkii xisbiga KULMIYE ku galay doorashooyinkii madaxtinimo ee qabsoomay sanadkii dhammaaday ee 2017-kii, kuwaas oo soo qorshayn doona qaabkii loo hirgelin lahaa mashruucaas, si muwaadiniinta Somaliland loogu jiheeyo horumarinta dalkooda, loona gaadho isku filnaansho, waxana ay guddidani kala yihiin:


Wasiirrada wasaaradaha arrimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, gaashaandhigga, Mudane Ciise Axmed Yuusuf, Maaliyadda, Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi, Waxbarashada, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir(Faro-toon), Shaqo-gelinta iyo arrimaha Bulshada, Marwo Hinda Jaamac Gaanni iyo guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Sharma’arke Axmed Muxumed Geelle.

2. In hay’adaha laga leeyahay dalka Soomaaliya aanay wax mashruuc ah ka fulin Karin dalka Somaliland gudihiisa, isla markaana aanay ka hawlgeli karin.

3.In wasaaradaha arrimaha gudaha iyo gaashaandhiggu ka hawlgalaan la dagaallanka aafada Tahriibta, iyada oo cidkasta ku hawllan aafadaasna sharciga la marin doono.

 

Hargeysa Online

· abdi on May 03 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>