Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Warsaxaafadeed :-kuna aroora jabhadihii xaraynta Somaliland.

Sannadihii 1978-1979

Waxaynu ognay jabhaddii xaraynta dalka barakaysan ee jamhuuriyadda Somaliland ee SNM  Somali national movement dhaqdhaqaaqa qaranka Somaliyeed.


Waxaa jirtay oo shacabka reer Somaliland ka dadan intooda badan gaarahaan dhallinyarada warbaahintana aanan ku arag jabhadihii iyaguna xoraynta dalka kuwaas oo ahaa. jabadihii xoraynta Somaliland

Dagaalkii dawladdii ay la gashay Somaliya dalka itoobiya sanadkii 1977

Ka dib markii ciidankii Somaliyeed wax badan dib u riixay ciidankii itoobiya cadaadis kaga yimi ciidankii somaliyeed dawladaha dibadaha waxaa Khasab ku noqotay in ciidankaasi dib uu soo noqdo waxaase amarka dib u soo noqoshada ka horyimi 10,kun oo ciidankaas ka mid ahaa kana soo jeeda jiidda dagaalku ka dhacay ee dhulka ogaadeeniya ama (reserved area aagga loo qoondeeyey)  oo hubkoodii wata .taasina 

Waxayse cabsi gelisay kalidii taliskii maxamed siyaad barre wuxuuna go,aansaday in jiidda dagaalku ka oognaa ee dalka Somaliland uu hubeeyo qabiillada deggen una qoondeeyey in ay iska soo ururiyaan 12 kun kana hortaga 10 tabankaas kun oo qaab jabhadeed ah shacab la hubeeyey lana dhigo xuduudka u dhexeeya itoobiya iyo Somaliya dhinaca Somaliland.

Jabhadahaas waxaa loo adeegsaday cuqaashii beelaha Somaliland waxaa loo qorsheey in caaqil waliba beeshiisa ka keeno tiro go,an oo reerkii saddex wiil leh laba jabhadda ay ka qayb galaan midna reerka looga tago

Maxaa dhacay bilawgii SNM

La socoda qaybta labaad

Deeq Cabdi Digale  

· ifraax on May 16 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired