Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland ee deggen carriga ing.iriiska Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh



Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland  ee deggen carriga ingiriiska

Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991 sidaa waxanu u leenahay dalk oo la moodo in la kala yeeshay midnimadiisa lexjecladiisa qarannimadisa u damqashadiisa taas oo ay sabab u noqotay xanaftii doorshadii dalka qabsoontay baaqan waxaanu jecelnay in ay ka qayb qaataan dawladda labada gole ee golaha guurtida oo gaabis noqday golaha wakiillada iyaga laftoodu hawshoodi gabay ma lumiyey madaxdhaqamdeeka beelaha reer Somaliland ka koobantay aan shirarkana la joogteeyo  wada hadallo waa aan heshiinno

Waxaa soo noqnoqotay  wax loogu yeedho somaliwayn maxa u diidaya in ay Somaliland ahaato dal ka madaxbannaan dawlad ku sheegga somaliya

 sida dawladda jabuuti ee xorriydda qaadatay faransiiska shacabka  reer Somalilanda sabab u ahaayeen  shacabka reer jabuuti may u gudin shacabka reer   Somaliland abaalkii ay u galeen reer jabbuuti maaha abaallaaawaaal waana bulsho waxtar leh abaalna soo celin kara u fiirso dawladda jabuuti waxay xornimada ka qaadatay gumaysiigii faransiika  27 juun 1977 halkaasa waxaa laga garan karaa in ay dawladda Somaliland ka hor qaadatay dawladda jabuuti taas oo ahayd 1960

 

shacakba reer Somaliland kamay aar gudan dawladdii macangga ahayd kelis nimadana ku can baxday walina sida dacawgu libaxa uga daba ciyo dawladda Somaliland ka daba warraaqaysa.

Nin ku siray wax kuu sheeg mar I dage alla ha dago mar labaad I dagena anays dagay

Deeq Cabdi Digale

· ifraax on June 28 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>