Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

15 qof oo ku dhimatay dab-qabsaday suuq ku yaalla magaalada Nairobi .

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay tiro kale oo ka badan 50 qofna waa ay ku dhaawacmeen dab-qabsaday suuq ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya.


Dabka ayaa xilli dambe oo xalay ah qabsaday suuqa Gikomba oo ah suuqa ugu weyn ee lagu iibiyo badeecooyinka celiska ah ee la soo isticmaalay sida dharka, wuxuu ku dhowyahay xaafadda ay Soomaalidu u badantahay ee Islii.

Illaa hadda lama xaqiijin waxa dhaliyay dabka, waxaase dad goobjoogayaal ah iyo saraakiisha caafimaadka ay sheegeen khasaaraha dhimasho iyo dhaawac inay siyaadey markii ganacsatada ay isku-dayeen dabka inay kala baxsadaan hantida.

Hargeysa Online

 

· abdi on June 28 2018 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>